{"id":4468,"date":"2015-01-22T15:32:41","date_gmt":"2015-01-22T15:32:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4468"},"modified":"2015-01-22T15:32:41","modified_gmt":"2015-01-22T15:32:41","slug":"afhayeenka-aqalka-maraykanka-oo-martiqaad-aanu-madaxwaynuhu-ogayn-u-fidiyey-risraiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/22\/afhayeenka-aqalka-maraykanka-oo-martiqaad-aanu-madaxwaynuhu-ogayn-u-fidiyey-risraiil\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Aqalka Maraykanka oo Martiqaad Aanu Madaxwaynuhu Ogayn U Fidiyey R\/Israiil"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/23FCF8F8-5023-447E-A5F3-D56625A7DB73_w640_r1_cx0_cy4_cw0_s.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4469\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/23FCF8F8-5023-447E-A5F3-D56625A7DB73_w640_r1_cx0_cy4_cw0_s-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"23FCF8F8-5023-447E-A5F3-D56625A7DB73_w640_r1_cx0_cy4_cw0_s\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Afhayeenka Aqalka Hoose ee Maraykanka John Boehner ayaa marti qaaday RW-aha Israel Benjamin Natenyahu inuu bisha dambe khudbad ka jeediyo Congresska ee Maryakanka. Khudbadda Natenyahu ayaa ku saabsan khatarta Iran iyo ururka xagjirka ah. Hase yeeshee Mr. Boehner ayaanan arrintaas Aqalka Cad kala tashan.<br \/>\nBoehner ayaa Arbacadii shalay shaaciyey marti qaadkan oo dhici doona bisha February 11keeda.<\/h2>\n<h2>Talaabadan ayaa qeyb ka ah ajende uu xisbiga Jamhuurigu wato oo cunaqabateynta lagu sii adkeynayo dalka Iran, xilli ay Maraykanka iyo quwadaha kale ee dunidu ay isku dayayaan inay Iran heshiis la gaadhaan si looga joojiyo in hubka nuclearka ah sameysato.<\/h2>\n<h2>Natenyahu waxa uu col ba\u2019an la yahay dalka Iran, waxana uu inta badan sheegaa inuu ka cabsanayo in Maraykanka uu tanaasul badan u sameeyo Iran, inta lagu jiro wadahadalada hadda socda.<br \/>\nAfhayeenka Aqalka Cad Josh Earnest ayaa sheegay in marti qaadka loo fidiyey Natenyahu uu u muuqdo in laga guuray, sida uu hadalka u dhigay, borotokolkii caadiga ahaa ee madaxweyne uu kula xidhiidhi laha dhiggiisa markii uu waddan kale u socdaalayo. Earnest ayaa sidoo kale warfidiyeenada u sheegay in Aqalka Cad uuna go\u2019aan ku dhawaaqi doonin ilaa saraakiisha Maraykanku ay la hadlaan reer Israel.<br \/>\nJohn Boehner ayaa sheegay in Mr. Obama uu congresska ka filayo, sida uu hadalka u dhigay, in uu gacmaha laabto oo aanu waxba sameynin, xili uu heshiis xun la gaadhayo dalka Iran. Labo kalmadood, ayuu yidhi, kuwaas ah, \u201cMaya, waxaas oo kale ma sameynayno<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Aqalka Hoose ee Maraykanka John Boehner ayaa marti qaaday RW-aha Israel Benjamin Natenyahu inuu bisha dambe khudbad ka jeediyo Congresska ee Maryakanka. Khudbadda Natenyahu ayaa ku saabsan khatarta Iran iyo ururka xagjirka ah. Hase yeeshee Mr. Boehner ayaanan arrintaas Aqalka Cad kala tashan. Boehner ayaa Arbacadii shalay shaaciyey marti qaadkan oo dhici doona bisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4469,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1a4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4468"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4468\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}