{"id":4465,"date":"2015-01-22T15:28:07","date_gmt":"2015-01-22T15:28:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4465"},"modified":"2015-01-22T15:28:07","modified_gmt":"2015-01-22T15:28:07","slug":"agaasimaha-madaxtooyada-puntland-oo-ka-warbixiyey-safarka-madaxweyne-gaas-ee-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/22\/agaasimaha-madaxtooyada-puntland-oo-ka-warbixiyey-safarka-madaxweyne-gaas-ee-boosaaso\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Madaxtooyada Puntland oo ka warbixiyey safarka Madaxweyne Gaas ee Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-178978\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/2711.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"2711\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p>Agaasimaha Madaxtooyada Puntland Deeq Sulaymaan Yuusuf ayaa saxaafada u faafaahiyey socdaalka madaxwenaha dowladda Puntland uu ku yimid magaalada Boosaaso oo aan la sii shaacin.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Deeq wuxuu sheegay in Madaxwenye Gaas uu maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee ciidamada badda halkaa oo uu sheegay in uu kula kulmay saraakiisha ciidan ee ku sugnaa garoonka, Isagoon cadeyn qodobada ay ka wada hadleen.<\/p>\n<\/div>\n<p>Agaasimaha ayaa sheegay in a ugu weyntahay booqashada Madaxwene Gaas sidii uu u eegi lahaa mashaariicda ka socota magaalada Boosaaso, halka uu sidoo kale uu la kulmi doono madaxda maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso, wuxuu sheegay in ay suurtagal noqon karto in madaxweynuhu uu la kulmo ganacsatada iyo odayaal dhaqameedka gobolka Bari.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland ayaa saaka ka amba baxay magaalada Garoowe isagoo raacay diyaar khaas ah waxaana si dhab ah u cadayn socdaalka madaxweynaha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Madaxtooyada Puntland Deeq Sulaymaan Yuusuf ayaa saxaafada u faafaahiyey socdaalka madaxwenaha dowladda Puntland uu ku yimid magaalada Boosaaso oo aan la sii shaacin. Deeq wuxuu sheegay in Madaxwenye Gaas uu maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee ciidamada badda halkaa oo uu sheegay in uu kula kulmay saraakiisha ciidan ee ku sugnaa garoonka, Isagoon [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4466,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4465","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1a1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4465"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4465\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}