{"id":4458,"date":"2015-01-22T15:20:56","date_gmt":"2015-01-22T15:20:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4458"},"modified":"2015-01-22T15:20:56","modified_gmt":"2015-01-22T15:20:56","slug":"shirkada-somtel-oo-si-tijaabo-ah-adeegyada-uga-bilaabaysa-magaalada-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/22\/shirkada-somtel-oo-si-tijaabo-ah-adeegyada-uga-bilaabaysa-magaalada-garoowe\/","title":{"rendered":"Shirkada SOMTEL oo si Tijaabo ah Adeegyada uga bilaabaysa Magaalada Garoowe"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Somtel_logo1-400x400.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4459\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Somtel_logo1-400x400-300x300.jpg?resize=300%2C300\" alt=\"Somtel_logo1-400x400\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a>Xarunta Shirkadu SOMTEL ku leedahay magaalada Garoowe waxaa maalinta Sabtida si tijaabo ah looga bilaabaya bixinta adeegyada shirka SOMTEL bixiso iyadoo ay dhiman tahay furitaanka Shirkada sida uu noo xaqiijiyey Maareeyaha Shirkada SOMTEL ee Gobolka Nugaal Cabdinuur Cali Boos.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Maareeyuhu wuxuu sheegay in codsi uga yimid shacabka ay shirkadu u bixinaysaa adeegyada shirkada oo si tijaabo ah u shaqaynaysa, Adeegyada la bxinayo ayuu sheega in ay ka mid yihiin bixinta Kaararka shirkada, diwaan gelinta Internetka.<\/p>\n<\/div>\n<p>Cabdinuur wuxuu sheegay in shirkada lagu rajo wen yahay in si rasmi ah loo furo dhawaan, Isagoo sheegay in xiligaas ay wada bixin doonaan adeegyada shirkada ay ugu tala gashay macaamiisheeda.<\/p>\n<p>Sidan oo kale shirkada SOMTEL waxay si tijaabo ah magaalada Boosaaso uga bixisay adeegyada Shirkada sida Kaarar bixinta iyo diwaan gelinta Internetka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarunta Shirkadu SOMTEL ku leedahay magaalada Garoowe waxaa maalinta Sabtida si tijaabo ah looga bilaabaya bixinta adeegyada shirka SOMTEL bixiso iyadoo ay dhiman tahay furitaanka Shirkada sida uu noo xaqiijiyey Maareeyaha Shirkada SOMTEL ee Gobolka Nugaal Cabdinuur Cali Boos. Maareeyuhu wuxuu sheegay in codsi uga yimid shacabka ay shirkadu u bixinaysaa adeegyada shirkada oo si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4459,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4458","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-19U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4458","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4458"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4458\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4458"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4458"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4458"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}