{"id":4426,"date":"2015-01-22T14:52:58","date_gmt":"2015-01-22T14:52:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4426"},"modified":"2015-01-22T14:52:58","modified_gmt":"2015-01-22T14:52:58","slug":"al-shabaab-oo-baaq-u-dirtay-taageerayaasheeda-ku-sugan-yurub-iyo-digniintaay-usoo-jeedisay-faransiiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/22\/al-shabaab-oo-baaq-u-dirtay-taageerayaasheeda-ku-sugan-yurub-iyo-digniintaay-usoo-jeedisay-faransiiska\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Baaq U Dirtay Taageerayaasheeda Ku Sugan Yurub Iyo DigniintaAy USoo Jeedisay Faransiiska"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/2015121635574244356349941e815d9e33fae7f8aef942f41a8513a0109b4e5f2.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4427\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/2015121635574244356349941e815d9e33fae7f8aef942f41a8513a0109b4e5f2-300x204.jpg?resize=300%2C204\" alt=\"2015121635574244356349941e815d9e33fae7f8aef942f41a8513a0109b4e5f2\" width=\"300\" height=\"204\" \/><\/a>Xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa taageerayaasheeda ku sugan Qaaradda Yurub ugu baaqday inay ku day-daydaan labadii wiil ee tododbaad ka hor weeraray wargeyska Charlie Hebdo ee Paris kasoo baxa, kaasoo lagu soo daabacay sawirro af-lagaado ku ah Nabigeenna Muxamed (NNKH).<br \/>\nAl-shabaab ayaa weerarkii wargeyska Charlie Hebdo ku tilmaantay howlgal geesinimo ah, laguna qaaday dad gaalo ah oo gabood-fal ku kacay, uuna weerarkaas dowladda France u ahaa digniin weyn.<br \/>\n\u201cWaxaan uga digaynaa dowladda Faransiiska iyo kuwa kale ee ku lugta leh dhibaateynta Muslimiinta inay la kulmi doonaan wixii ka dhacay Paris,\u201d ayaa lagu yidhi hadal ay soo saartay Al-shabaab.<br \/>\nSidoo kale, Al-shabaab ayaa sheegtay in weerarkii Paris ee lagu dilay 17-ka qof uu yahay mid ku dayasho mudan; kuwaasoo intooda badan ahaa qaar ka mid ah wariyeyaashii ka howlgalayay wargeyska Charlie Hebdo.<\/h2>\n<h2>\u00a0\u201cHowlgalkaas waxaan uga mahadcelinaynaa walaalaheenna Al-Qaacida ee ka dagaalama Jasiiradda Carabta, waxaana u sheegaynaa inuu yahay mid fiican oo ku dayasho mudane, iyaguna ay sii wadaan howlgalladaas oo kale,\u201d ayay mar kale tidhi Al-shabab.<\/h2>\n<h2>Al-shabaab ayaa weli gacanta ku haysa deegaanno u badan miyi oo Soomaaliya ku yaalla, iyadoo la sheegay in labadii nin ee howlgalkii magaalada Paris fuliyay oo ka tirsnaa ururka Al-Qaacida Jasiirada Carabta ay tababar ku qaateen Soomaaliya.<br \/>\nUgu dambeyn, waxaa la sheegay in Maxamed Geelle oo sannadkii 2010-kii ku weeraray xarunta Denmark ee Copenhagen uu ka tirsanaa Al-shabaab, isagoo weeraray nin sawiray kartoon uu ku afla-gaadeeyay Nebi Muxamed NNKH.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarakada Al-shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa taageerayaasheeda ku sugan Qaaradda Yurub ugu baaqday inay ku day-daydaan labadii wiil ee tododbaad ka hor weeraray wargeyska Charlie Hebdo ee Paris kasoo baxa, kaasoo lagu soo daabacay sawirro af-lagaado ku ah Nabigeenna Muxamed (NNKH). Al-shabaab ayaa weerarkii wargeyska Charlie Hebdo ku tilmaantay howlgal geesinimo ah, laguna qaaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4427,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4426","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-19o","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4426","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4426"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4426\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}