{"id":4423,"date":"2015-01-22T14:43:25","date_gmt":"2015-01-22T14:43:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4423"},"modified":"2015-01-22T14:43:25","modified_gmt":"2015-01-22T14:43:25","slug":"wasiirka-maaliyadda-oo-siffo-sharciga-baal-marsan-uu-shaqaaleysiiyey-8-nin-oo-kasoo-jeeda-deegaanka-gabiley-oo-keliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/22\/wasiirka-maaliyadda-oo-siffo-sharciga-baal-marsan-uu-shaqaaleysiiyey-8-nin-oo-kasoo-jeeda-deegaanka-gabiley-oo-keliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda Oo Siffo Sharciga Baal-marsan Uu Shaqaaleysiiyey 8 Nin Oo Kasoo Jeeda Deegaanka Gabiley Oo keliya"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/samaale.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4424\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/samaale.jpg?resize=275%2C183\" alt=\"samaale\" width=\"275\" height=\"183\" \/><\/a>Wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis maxamed samaale ayaa sifo qayrul sharci ah maalintii shalay uu shaqo geliyeey 8 nin oo kasoo jeeda deegaanka uu wasiirkani ku abtir-saddo ee Gabiley, wasiirka ayaa dhowan mar uu la socday waftiga madaxweyne siilaanyo oo uu hoyday Degmada wajaale waxaa uu habeen kaas kulan ay wadaa qaateen wasiirka iyo odayaal ka mid ah ciidamada qaranka somaliland ee kasoo jeeda deegaankaasi waxaay wasiirka ugu hanjabeen inay direeyska dhigi doonaan haddi aan lo shaqaaleyn dhalinyarta ay dhaleen, waxaana markii danbe uu wasiir samaale faray inay soo dirtaan 8 nin oo dhalinyaro ah kuwaaso oo uu amar deg-deg ah ku shaqo geliyeey wasiirku.<\/h2>\n<h2>Maalintii shalay ayaa ay soo gaadheen sideedi xaruunta wasaarada maaliyadda hallkaaso oo ay ka raadinayaan xafiis-yaddi ay fadhiisan lahaayeen,iyaagon wali la soo marin lagana dhigin shaqaalaha rasmiga ah ee dawladda. Dhanka kale wali sideedan nin lama soo marin Hay\u201dada shaqaalaha dawladda oo iyaadu xaq uu leh inay imtixaamka ka qaado dhalinyaradan la shaqaaleynaayo balse waxaa dhacdaadani layaab ku noqotay kaddib markii ay dhalinyaradiiba soo shaqo tageen oo ay raadiyeen xafiisyo ay fadhiistaan<\/h2>\n<h2>Si kastaba ha ahaatee waxaa arrinta is-weydiinta mudani tahay wasiirka maaliyadda Somaliland miyaanu wasiir uu ahayn dalka oo dhan mise waxaa uu metela gobol keliya, inkasta oo aan jawaabtaasi uu dhaafi doono bulshada waxaa kale oo meesha ka maqan saami ay xaqaa uu laayeen goboladda kale waayo tusaale ahaan sideedaas nin in la shaqaaleya waa sax balse waxaa ay ahayd inay sideed gobol oo kala duwan kazoo kala jeedan.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka maaliyadda Somaliland cabdi casiis maxamed samaale ayaa sifo qayrul sharci ah maalintii shalay uu shaqo geliyeey 8 nin oo kasoo jeeda deegaanka uu wasiirkani ku abtir-saddo ee Gabiley, wasiirka ayaa dhowan mar uu la socday waftiga madaxweyne siilaanyo oo uu hoyday Degmada wajaale waxaa uu habeen kaas kulan ay wadaa qaateen wasiirka iyo odayaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4424,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4423","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-19l","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4423","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4423"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4423\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}