{"id":4406,"date":"2015-01-22T14:30:59","date_gmt":"2015-01-22T14:30:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4406"},"modified":"2015-01-22T14:30:59","modified_gmt":"2015-01-22T14:30:59","slug":"heshiis-laga-gaaray-dagaalka-sanca","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/22\/heshiis-laga-gaaray-dagaalka-sanca\/","title":{"rendered":"Heshiis laga gaaray dagaalka Sanca"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width has-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2014\/09\/22\/140922033547_houthi_rebels_yemen_512x288_afp.jpg?resize=512%2C288\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"288\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Jabhada Xuutiyiinta ee Yemen<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">War qoraal ah oo kasoo baxay madaxtooyada dalka Yemen, ayaa lagu sheegay in la gaaray heshiis lagu soo afjarayo dagaalka magaalada Sanca.<\/p>\n<p>Heshiiska ayaa waxbadan u ogolaanaya jabhadda Xuutiyiinta ee qabsatay madaxtooyada Sanca, isla markaana go&#8217;doomiyay guriga madaxweynaha dalkaasi.<\/p>\n<p>Shalay oo dhan, shacabka Yemen ayaa sugayay in ay maqlaan war ku saabsan madaxweynahooda, oo wararka qaar ay sheegayaan in maxbuus ku yahay gurgiisa.<\/p>\n<p>Xuutiyiinta ayaa ku adkeystay dalabkooda, Mareykankuna waxa ay ku adkeysteen taageerada uu u hayo madaxweyne Haadi, halka dalalka gacanka Carbeedna ay ku eedeeyeen Xuutiyiinta in ay sameeyeen afgembi.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay madaxweynaha ayaa muujinaya in uu waxbadan u ogolaaday Xuutiyiinta.<\/p>\n<p>Waxa ay heli donaan matelaad weyn oo ay ku yeelanayaan dhammaan siyaasadda dalkaasi, waxaana sidoo kale isbedel lagu sameyn doonaa dastuurka ay diidan yihiin.<\/p>\n<p>Taa bedelkeeda, Xuutiyiinta ayaa sii deyn doona kaaliye sare oo uu leeyahay madaxweyne Abdurabbuh Mansuur Haadi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Haadi ayaa magac ahaan u muuqda kan tallada haya, balse waxaa maamulka haya Xuutiyiinta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabhada Xuutiyiinta ee Yemen War qoraal ah oo kasoo baxay madaxtooyada dalka Yemen, ayaa lagu sheegay in la gaaray heshiis lagu soo afjarayo dagaalka magaalada Sanca. Heshiiska ayaa waxbadan u ogolaanaya jabhadda Xuutiyiinta ee qabsatay madaxtooyada Sanca, isla markaana go&#8217;doomiyay guriga madaxweynaha dalkaasi. Shalay oo dhan, shacabka Yemen ayaa sugayay in ay maqlaan war ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4407,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4406","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-194","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4406"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4406\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}