{"id":43984,"date":"2018-07-22T11:34:00","date_gmt":"2018-07-22T11:34:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=43984"},"modified":"2018-07-22T15:36:07","modified_gmt":"2018-07-22T15:36:07","slug":"qaramada-midoobey-oo-ka-digtay-xaaladda-bukaannada-ku-jira-isbitaallada-qasa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/07\/22\/qaramada-midoobey-oo-ka-digtay-xaaladda-bukaannada-ku-jira-isbitaallada-qasa\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobey oo ka digtay xaaladda bukaannada ku jira isbitaallada Qasa"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Qaramada Midoobey ayaa sheegeysa in bukaannada ku jira isbitallada ku yaal marinka Qasa ee go&#8217;doonsan ay halis geli karaan haddii Israa&#8217;iil ay qaadi weydo xayiradda ay ku soo rogtay marinka la isaga gudbo ee u dhaxeeya Israa&#8217;iil iyo Qasa.<\/p>\n<p>Sida ay sheegtay Qaramada Midoobey, ugu yaraan hal isbitaal ayaa ilaa iyo haatan ku khasbanaaday in uu si ku meelgaar ah uu u xirmo halka kuwa kale ay dhimmeen adeegyadii ay bixinayeen sababo la xiriira xayiraadahaasi.<\/p>\n<p>Israa&#8217;iil ayaa muddo haatan shan maalmood laga joogo waxa ay sheegtay in ay ilaa iyo maanta oo axad ah ay hakinayso shidaalka la geeyo marinka Qasa.<\/p>\n<p>Waxa ayna arrintan ku sheegtay in ay uga jawaabeyso weerarro uga imaanayay Qasa oo ay ku eedeysay ururka Xamaas.<\/p>\n<p>Israa&#8217;iil ayaa maanta sheegtay in maalinta talaadada ah ay dib u fureyso marinka badeecada iyo shidaalka looga gudbiyo Qasa, maadaama bay tiri xaaladda ay haatan deggan tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobey ayaa sheegeysa in bukaannada ku jira isbitallada ku yaal marinka Qasa ee go&#8217;doonsan ay halis geli karaan haddii Israa&#8217;iil ay qaadi weydo xayiradda ay ku soo rogtay marinka la isaga gudbo ee u dhaxeeya Israa&#8217;iil iyo Qasa. Sida ay sheegtay Qaramada Midoobey, ugu yaraan hal isbitaal ayaa ilaa iyo haatan ku khasbanaaday in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43985,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-43984","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/qasa.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-brq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43984"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43984\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43986,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43984\/revisions\/43986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43985"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}