{"id":4391,"date":"2015-01-21T15:53:45","date_gmt":"2015-01-21T15:53:45","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4391"},"modified":"2015-01-21T15:53:45","modified_gmt":"2015-01-21T15:53:45","slug":"xildhibaan-kalfadhiyada-golaha-wakiilada-aan-kasoo-xadiri-jirin-oo-iscasilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/21\/xildhibaan-kalfadhiyada-golaha-wakiilada-aan-kasoo-xadiri-jirin-oo-iscasilay\/","title":{"rendered":"Xildhibaan kalfadhiyada Golaha Wakiilada   aan kasoo xadiri jirin oo iscasilay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Xildhibaan Khadar Aadan Xuseen (Ambassador) oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada ayaa si rasmi ah iskaga casilay kursigii golahaas. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay guddoomiyaha guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada Xidlhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa.<!--more--><br \/>\nXildhibaan Khadar ayaa la sheegay inuu xildhibaanada golaha wakiilada ka codsaday inay ka aqbalaan is casilaadaas oo la sheegayo inuu ku xidhiidhiyay arrimo u gaar ah. Golaha wakiilada oo ku jira fasax, ayaa la filayaa inay ka aqbalaan codsiga is casilaadda ah ee uu u soo gudbiyay xildhibaan Khadar Aadan Xuseen.<br \/>\nXildhibaan Khadar Ambassador oo laga doortay gobalka Hargeysa, kana soo baxay xisbiga UCID ayaa waxa booska uu iska casilay galaya Xildhibaan Weli Axmed Xaawa oo ahaa murashixii ku soo xigay dhinaca codka xildhibaan Khadar Ambassador.<br \/>\nShirguddoonka golaha wakiilada ayaa dhambaal u gudbin doona guddiga doorashooyinka qaranka, kaas oo ay kaga dalbanayaan inay soo xulaan murashixii ku soo xigay xildhibaanka is casilay, kaas oo ah Weli Axmed Xaawa.<br \/>\nWeli Axmed Xaawa, ayaa ah \u00a0siyaasi wakhtigan ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, waxaanu hore u noqday maareeyaha wakaaladda korontada Hargeysa oo uu Madaxweyne Siilaanyo ka qaaday. kadib markii lagu soo eedeyey musuq maasaasuq aad ubalaadhan ,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyomedia.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) Xildhibaan Khadar Aadan Xuseen (Ambassador) oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada ayaa si rasmi ah iskaga casilay kursigii golahaas. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay guddoomiyaha guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada Xidlhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4392,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4391","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-18P","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4391"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4391\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}