{"id":43811,"date":"2018-07-12T16:59:27","date_gmt":"2018-07-12T16:59:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=43811"},"modified":"2018-07-12T16:59:27","modified_gmt":"2018-07-12T16:59:27","slug":"daawo-madaxweynaha-ddsi-madaxa-sirdoonka-ayaa-na-handaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/07\/12\/daawo-madaxweynaha-ddsi-madaxa-sirdoonka-ayaa-na-handaday\/","title":{"rendered":"Daawo Madaxweynaha DDSI: Madaxa sirdoonka ayaa na handaday"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa ku eedeeyey madaxii hay&#8217;adda sirdoonka Itoobiya, Getachew Assefa, inuu &#8220;cabsi galin iyo hanjabaad&#8221; ka waday deegaannadooda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo warbaahinta deegaanka waraysi siiyay ayaa sheegay in Getachew uu u dhaqmi jiray si ka baxsan nidaamka dalka iyo midka xisbiga uu ka tirsanaa ee talada dalka hayayba.<\/p>\n<p>Wuxuu madaxweynuhu sheegay in caqabad weyn uu ahaa madaxii hore ee hay&#8217;adda Sirdoonka dalka, Getachew Assefa ee dhawaan xilka laga qaaday.<\/p>\n<p><strong>Halkan Ka Daawo\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/d4Bo8wwdM_M\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&#8220;Muddadii dheereyd ee uu xilka soo hayey wuxuu deegaanka soomaalida Itoobiya ku hayey&#8221; ayuu yiri &#8220;faragelin aan geed loogu soo gabban oo weliba sharci darra ah&#8221;.<\/p>\n<p>Wuxuu ku eedeeyey cabsi gelin, hanjabaad, khiyaano iyo qofka oo dambi uusan gelin uu dusha ka saaro, si ka baxsan mabaadii&#8217;da siyaasadeed ee xisbiga talada haya ee isaguna uu ka tirsanaa.<\/p>\n<p>&#8220;Faragelintiisuna waxay gaadhay heer uu shaqsiyaad madaxweynenimo u soo magacaabo oo ay xafiiska iigu yimaaddaan iyaga oo leh madaxweynenimo ayuu Getachew Assefa ii soo magacaabay&#8221; ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in arrimahaas ay ku wargeliyeen xisbiga talada haya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa ku eedeeyey madaxii hay&#8217;adda sirdoonka Itoobiya, Getachew Assefa, inuu &#8220;cabsi galin iyo hanjabaad&#8221; ka waday deegaannadooda. Madaxweynaha oo warbaahinta deegaanka waraysi siiyay ayaa sheegay in Getachew uu u dhaqmi jiray si ka baxsan nidaamka dalka iyo midka xisbiga uu ka tirsanaa ee talada dalka hayayba. Wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43812,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-43811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Snapshot_117.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-boD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43811","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43811"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43813,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43811\/revisions\/43813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}