{"id":4378,"date":"2015-01-21T13:42:02","date_gmt":"2015-01-21T13:42:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4378"},"modified":"2015-01-21T13:42:02","modified_gmt":"2015-01-21T13:42:02","slug":"wadooyinka-arabsiyo-talow-yaa-umaqan-faalo-wariye-muuse-xuseen-xasan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/21\/wadooyinka-arabsiyo-talow-yaa-umaqan-faalo-wariye-muuse-xuseen-xasan\/","title":{"rendered":"Wadooyinka Arabsiyo talow yaa umaqan !! Faalo Wariye Muuse Xuseen Xasan"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Magaalada Arabsiyo ee katirsan Gobolka Gabilay ayaan habayaraatee lahayn Wax lagu tilmaamo Wado,Ama uu Gaadiidku Maro iyadoo Magaalada ay ku noolyihiin Dad aad utiro badan,Gaadiid faro badan iyadoo Ay Arabsiyo Ku Caan tahay Xaga Waxsoosaarka ,Biyaha oo Hargaysa ay booyaduhu uqaadaan,Xaga Dalxiiska oo ay Kumanaan Dalxiisayaal ihi uga yimaadaan Gobolada Dalka.Waxa dhinac taala Wado la&#8217;aan baahsan taasoo aad arkayso Inuu<!--more--><\/p>\n<p>Gaadiidku galo Suuqa dhexdiisa oo aad arkayso inla riixo Suuqa dhexdiisa taasoo ku ceeba Magaaladii Waxsoosaarka oo aanay ka hirgalin wax wado ah iyadoo Xukuumada Soomaaliland Ka fuliso tuulooyinka Dalka Wadooyin iyo kaabayaal,Laakiin Arabsiyo ay u eek tahay Mid aan Cidi Ceelka ugu jirin.<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/19.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-4379\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/19.jpg?resize=578%2C434\" alt=\"1\" width=\"578\" height=\"434\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dhanka Ganacsatada Waxaad Arkaysaa Shaqsiyaad isku Xilqaamay Inay Waxka qabtaan Dhibka ayl eedahay Wadadii Halbawlaha Ahayd oo Uu Gaadiidku socodkeeda dhib badan ku hayso ku waas oo ganacsatadani \u00a0Ay Dhagax ku Rogaan Taasoo Lagaga Raysan karo,SI Kumeel Gaadh ah\u00a0<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/23.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-4380\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/23.jpg?resize=570%2C428\" alt=\"2\" width=\"570\" height=\"428\" \/><\/a><\/p>\n<p>taas oo umuuqata ifafaalo horumarineed oo waji cusub ubilaabi doona bulshada ku dhaqan magaaladaas\u00a0guntii iyo gabagabadii \u00a0dadwaynaha ku dhaqan Arabsiyo ayaa ah qaar uxuub siibtay waqti xaadirkan wax wada qabsi iyo sidii lloo horumarin lahaa degmada \u00a0mudooyinkii hore umuuq eekayd mid qayrkeed kahadhay ,dhanka xukuumada S\/land ayaa ka hirgalisay dooxa Magaaladaas kaabado iyadoo madaxwaynuhu xadhiga ka jaray walow aanu maalintii xadhiga ka jaray dadku udhagtaagayeen in \u00a0uu mashaariic horumarineed dhagax dhigo oo ay kaw katahay adeeegyada arimaha bulshada sida Cisbitaal guud oo ay baahi wayn uqabto degmada Arabsiyo iyo goob dhalintu ku ciyaarto<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/33.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4381\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/33.jpg?resize=681%2C511\" alt=\"3\" width=\"681\" height=\"511\" \/><\/a><\/p>\n<p>arabsiyoMedia.com<\/p>\n<p>Muuse Xuseen Xasan<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Magaalada Arabsiyo ee katirsan Gobolka Gabilay ayaan habayaraatee lahayn Wax lagu tilmaamo Wado,Ama uu Gaadiidku Maro iyadoo Magaalada ay ku noolyihiin Dad aad utiro badan,Gaadiid faro badan iyadoo Ay Arabsiyo Ku Caan tahay Xaga Waxsoosaarka ,Biyaha oo Hargaysa ay booyaduhu uqaadaan,Xaga Dalxiiska oo ay Kumanaan Dalxiisayaal ihi uga yimaadaan Gobolada Dalka.Waxa dhinac taala Wado la&#8217;aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4379,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-18C","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4378"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4378\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}