{"id":43723,"date":"2018-07-08T16:14:15","date_gmt":"2018-07-08T16:14:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=43723"},"modified":"2018-07-08T16:14:15","modified_gmt":"2018-07-08T16:14:15","slug":"raysalwasaaraha-itoobiya-oo-lagu-soo-dhaweyey-wadanka-eriteria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/07\/08\/raysalwasaaraha-itoobiya-oo-lagu-soo-dhaweyey-wadanka-eriteria\/","title":{"rendered":"Raysalwasaaraha Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweyey Wadanka Eriteria"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Dowladda Itoobiya Dr Abiy Axmed iyo wafdi ka mid ah Golahiisa Wasiirada ayaa goor dhow gaaray magaalada Asmara ee Xarunta Dalka Eritrea waana safar gali doona Taariikhda Gobalka maadaama ay muddo ka badna 20 sano xiroorkooda aad u xumaa Labadaan Dowladood ee Itoobiya iyo Eritrea.<\/p>\n<p>Wixii ka dambeeyay 1998 waxaa Labadaan Dal dhaxmaray Dagaal Culus oo lagu hoobtay dagaalkaas oo qaatay muddo 2 sano ah waxaana markaas go\u2019ay xiriirkii u dhaxeeyay Labada Dal.<\/p>\n<p>Dr Abiy waxa uu la kulmi doonaa madaxweynaha Eritrea, Isaias Afwerki, booqashadan waxay labada dalba ku tilmaameen mid lagu soo af jari doono colaaddii mudada dheer taagnayd.<\/p>\n<p>Waa booqashadii ugu horeysay oo rai\u2019sul wasaare ka socda Itoobiya uu ku tago dalka Eritrea\u00a0 muddo 20 sano ah, waxaana arintaan Page cusub u fureysaa Xaaladda Gobalka ee Gaar ahaan Itoobiya iyo Eritrea.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Dowladda Itoobiya Dr Abiy Axmed iyo wafdi ka mid ah Golahiisa Wasiirada ayaa goor dhow gaaray magaalada Asmara ee Xarunta Dalka Eritrea waana safar gali doona Taariikhda Gobalka maadaama ay muddo ka badna 20 sano xiroorkooda aad u xumaa Labadaan Dowladood ee Itoobiya iyo Eritrea. Wixii ka dambeeyay 1998 waxaa Labadaan Dal dhaxmaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43724,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-43723","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Abiy-Axmed-620x330-324x160.jpg?fit=324%2C160&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-bnd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43723","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43723"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43725,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43723\/revisions\/43725"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}