{"id":4368,"date":"2015-01-21T12:35:00","date_gmt":"2015-01-21T12:35:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4368"},"modified":"2015-01-21T12:35:00","modified_gmt":"2015-01-21T12:35:00","slug":"booliska-gobolka-mudug-oo-soo-qabtey-niman-isbaaro-u-taalay-deegaanka-cagaaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/21\/booliska-gobolka-mudug-oo-soo-qabtey-niman-isbaaro-u-taalay-deegaanka-cagaaran\/","title":{"rendered":"Booliska Gobolka Mudug oo soo qabtey niman isbaaro u taalay deegaanka Cagaaran"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-178742\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Booliska.jpg?resize=640%2C480\" alt=\"Booliska\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ayaa maanta oo Arbaca ah soo qabtey \u00a0rag la sheegay in ay isbaaro u taalay meel ka sokaysa Deegaanka Cagaaran oo hoostagta Gaalkacyo ee gobolka Mudug.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Axmad Muuse Nuur Yare oo ah Gudoomiye Ku xigeenka labaad ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in laysku dayay in la xaliyo arintan balse laga maarmi wayay in goobtaasi ay weraraan ciidanka Buleyska .<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cDhowr siyaabood ayaa leysku dayay in loo xaliyo si isbaaradan loo qaado waxaa ku baxay Xildhibaano iyo odayaal blse kuma eysan guuleysan xalka howshan \u201d Ayuu yiri Axmad Muuse Nuur<\/p>\n<p>2 qof ayaa ku dhaawacantay oo mid kamida uu liito \u00a0sida u sheegay gudoomiye Kuxigeenka labaad ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Goobta ay isbaarada u tiilay ragii la weeraray ayaan jirin cid hada ku sugan kadib markii uu dagaalkaasi ka dhacay.<\/p>\n<p>Laamaha Amaanka iyo Saraakiisha Ciidanka wey inoo suura-gali weyday in aan qadka taleefanka ku haleelno si aan wax oga weydiino arimaha la xiriir dagaalkan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ayaa maanta oo Arbaca ah soo qabtey \u00a0rag la sheegay in ay isbaaro u taalay meel ka sokaysa Deegaanka Cagaaran oo hoostagta Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Axmad Muuse Nuur Yare oo ah Gudoomiye Ku xigeenka labaad ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in laysku dayay in la xaliyo arintan balse laga maarmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4369,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-18s","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4368","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4368"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4368\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}