{"id":4359,"date":"2015-01-21T12:28:46","date_gmt":"2015-01-21T12:28:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4359"},"modified":"2015-01-21T12:28:46","modified_gmt":"2015-01-21T12:28:46","slug":"xildhibaan-khadar-ambassador-oo-iska-casiley-xubinamadii-ka-mid-ahaanshaha-golaha-wakiilada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/21\/xildhibaan-khadar-ambassador-oo-iska-casiley-xubinamadii-ka-mid-ahaanshaha-golaha-wakiilada-somaliland\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Khadar Ambassador Oo Iska Casiley Xubinamadii Ka Mid Ahaanshaha Golaha Wakiilada Somaliland"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/yhn-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4360\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/yhn-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"yhn-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Xildhibaan Khadar Aadan Xuseen (Khadar Ambassador),oo kamid ahaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland,ayaa iska casiley xilkii Xubinimada Golaha Wakiilada Somaliland,taas oo qoraalka iscasilaada oo uu usoo gudbiyay Golaha Wakiilada laga Gudoomay,inkastoo aan la xaqiijin sababta iscasilaada xubinimada Wakiilada ku kaliftey.<\/h2>\n<h2>Sida uu Qarni news u xaqiijiyay Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa waxa uu sheegay, in ay soo gaadhay Qoraalka iscasilaada ee uga yimid Xildhibaan Khadar Aadan Xuseen oo iska casilay Xilka Xubinimadii Golaha Wakiilada taas oo uu carabka ku dhuftey in uu ka aqbaley, islamarkaana ay u gudbin doonaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka.<br \/>\n\u201cWay nasoo Gaadhay Waraaqda Iscasilaada Xildhibaan Khadar Ambassador,waananu qabanay Waraaqdaasi waxaananu u gudbin doonaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka,si ay iyagu go,aanka uga qaataan waajibaadkoodana uga gutaan\u201dSidaa waxa yidhi Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa.<\/h2>\n<h2>Majiro faafaahin dheeraad ah oo Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ka bixiyay iscasilaada Xildhibaan Khadar Ambassador iyo sababaha wakhti xaadirkan ku kalifey iscasilaadiisa.<\/h2>\n<h2>Xildhibaan Khadar Aadan Xuseen(Khadar-Ambassador), oo ah Mulkiilaha Huteelka Weyn ee Ambassador islamarkaana, kamid ahaa Mudanayaashii kasoo baxey Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid kana mid ahaa Xidhibaanadii kasoo Qeyb galay Doorashadii Golaha Wakiilada Somaliland ee Sanadkii 2005tii ka dhacdey dalka Xubnihii Xisbiga Ucid ugu soo baxay Doorashadaasi, ayaanay noo suurtagalin in aanu wax ka weydiino, iscasilaadiisa maadaama aanu ku Weynay khadka Telefoonka gacanta,haseyeeshee, kadib markii warkan iscasilaadu soo baxay, waxa jirey sida hadhwanaagnews ku heshay xanshashaqa xubinta buuxinta doonta xubinimada oo kamid ah Xubnihii Xisbiga Ucid ee cod ahaan ugu soo dhawaa.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Khadar Aadan Xuseen (Khadar Ambassador),oo kamid ahaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland,ayaa iska casiley xilkii Xubinimada Golaha Wakiilada Somaliland,taas oo qoraalka iscasilaada oo uu usoo gudbiyay Golaha Wakiilada laga Gudoomay,inkastoo aan la xaqiijin sababta iscasilaada xubinimada Wakiilada ku kaliftey. Sida uu Qarni news u xaqiijiyay Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Ibraahim Mahdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4360,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4359","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-18j","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4359","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4359"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4359\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}