{"id":4347,"date":"2015-01-21T12:17:59","date_gmt":"2015-01-21T12:17:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4347"},"modified":"2015-01-21T12:17:59","modified_gmt":"2015-01-21T12:17:59","slug":"waxaanu-dawlad-ugu-nahay-dadku-waa-inaanu-dhageysanno-tabashooyinkooda-waana-xil-na-saaran-inaanu-xog-ogaal-u-noqonno-xaaladda-degmo-kasta-madaxwaynaha-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/21\/waxaanu-dawlad-ugu-nahay-dadku-waa-inaanu-dhageysanno-tabashooyinkooda-waana-xil-na-saaran-inaanu-xog-ogaal-u-noqonno-xaaladda-degmo-kasta-madaxwaynaha-somaliland\/","title":{"rendered":"Waxaanu Dawlad Ugu Nahay Dadku Waa Inaanu Dhageysanno Tabashooyinkooda, Waana Xil Na Saaran Inaanu Xog-ogaal U Noqonno Xaaladda Degmo Kasta\u201d Madaxwaynaha Somaliland"},"content":{"rendered":"<h2>Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in ujeeddada ay safarka dheer ugu marayaan gobollada iyo degmooyinka dalku ay tahay inay\u00a0 xog-ogaal u noqdaan xaaladda ay shacabku ku sugan yihiin isla-markaana dhageystaan wixii tabanayaan ama ay ka tirsanayaan xukuumaddiisa.<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/DSC_0900.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-20352\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/DSC_0900.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"DSC_0900\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/image11.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-20344\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/image11.jpg?resize=696%2C516\" alt=\"image\" width=\"696\" height=\"516\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Madaxwaynaha oo khudbad kooban ka jeediyay Munaasibad soo dhaweyn ahayd oo loogu sameeyay degmada Qori-lugud ee gobolka Buuhoodle oo ay doraad gaadheen, ayaa sidoo kale sheegay inay dadweynaha dawlad ugu yihiin inay dhageystaan oo ay xog-ogaal u noqdaan wixii ay u baahan yihiin ama ay qabsadeen \u201cDalka waxaanu u maraynaa inaanu xog-ogaal u noqonno xaaladda uu ku sugan yahay gobol iyo degmo Waliba, inaanu dhageysanno tabashooyinka dadweynaha, waxay tirsanayaan, waxay qabsadeen iyo waxay u baahan yihiin. Baahiyaha la sheegay wixii aanu ka tari karno meel walba waanu ka tareynaa haddii ILAAHAY yidhaahdo\u201d ayuu yidhi, Madaxweynaha Somaliland, waxaanu intaasi ku daray \u201cWaxaanu dawlad ugu nahay dadka waa inaanu baahiyahooda dhageysanno, waxay tabanayaan iyo waxay tirsanayaan dhageysanno, waana waajib iyo xil na saaran\u201d<\/h2>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/DSC_0883.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-20353\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/DSC_0883.jpg?resize=640%2C427\" alt=\"DSC_0883\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in ujeeddada ay safarka dheer ugu marayaan gobollada iyo degmooyinka dalku ay tahay inay\u00a0 xog-ogaal u noqdaan xaaladda ay shacabku ku sugan yihiin isla-markaana dhageystaan wixii tabanayaan ama ay ka tirsanayaan xukuumaddiisa. &nbsp; Madaxwaynaha oo khudbad kooban ka jeediyay Munaasibad soo dhaweyn ahayd oo loogu sameeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4348,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-187","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4347","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4347"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4347\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}