{"id":4337,"date":"2015-01-21T12:12:05","date_gmt":"2015-01-21T12:12:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4337"},"modified":"2015-01-21T12:12:05","modified_gmt":"2015-01-21T12:12:05","slug":"khudbadda-madaxwaynaha-maraykanka-obama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/21\/khudbadda-madaxwaynaha-maraykanka-obama\/","title":{"rendered":"Khudbadda Madaxwaynaha Maraykanka Obama"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width no-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2015\/01\/21\/150121084223_obama_640x360_getty_nocredit.jpg?resize=640%2C360\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" \/><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Khudbadiisa sanadlaha ah ee Congress-ka Maraykanka, ayaa madaxwayne Barack Obama wuxuu ku dhawaaqay in la soo afjarayo dhibaatada dhaqaale, ballanqaadayna siyaasado dhaqaale si loogu faa&#8217;iideeyo bulshada Maraykanka.<\/p>\n<p>Wuxuu kaloo ku baaqay in isbadal lagu sameeyo daldaloolada dhinaca anshuuraha ee u ogolaanaya shaqsiyaadka iyo shirkado in ay bixiyaan canshuur yar ama aysan bixin waxba<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in uu hor istaagi doono sharciyada halista galinaya guulaha uu maamulkiisu ka gaaray daryeelka caafimaadka, maamulka maaliyadda iyo socdaalka.<\/p>\n<p>Dhinaca siyaasadda dibedda wuxuu ugu baaqa Congress-ka in soo saaro sharci fasaxaya in awood loo adeegsado dalka Islaam-ka iyo in Congress-ku uu bilaabo howsha lagu soo afjarayo cunaqabataynta saaran dalka Cuba.<\/p>\n<p>Madaxwayne Obama ayaa sheegay in ay tahay Maraykanku in uu doorto waxa uu doonayo in uu noqdo shan iyo tobanka sano ee soo socota ama tobanaan sano ee soo socda.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa dhaleeceeyay khudbada madaxwayne Obama ee sanadlaha ah waxa uuna sheegay in Maraykanku uu abuurayo sababo keeni kara iskudhac.<\/p>\n<p>Isaga oo ka hadlaya Muuqaal araga ama Talafeshinka Ruushka, Lavrov waxa uu sheegay in qaabka khudbadaaasi ay muujinayso in Maraykanku uu doonayo in uu adduunka maamulo.<\/p>\n<p>Laakiin Lavrov waxa uu sheegay in Maraykanka iyo Midawga Yurub looga baahanyahay in ay dib u bilaabaan wadahadal loosimanyahay oo ay lagalaan Ruushka.<\/p>\n<p>Lavrov ma-uusan si gaar ah u soo hadalqaadin Ukraine, laakiin waxa uu sheegay in diblamaasiyada reer Yurub ee Ruiushka ku aadan ay wax u dhimayso Ammaanka Adduunka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khudbadiisa sanadlaha ah ee Congress-ka Maraykanka, ayaa madaxwayne Barack Obama wuxuu ku dhawaaqay in la soo afjarayo dhibaatada dhaqaale, ballanqaadayna siyaasado dhaqaale si loogu faa&#8217;iideeyo bulshada Maraykanka. Wuxuu kaloo ku baaqay in isbadal lagu sameeyo daldaloolada dhinaca anshuuraha ee u ogolaanaya shaqsiyaadka iyo shirkado in ay bixiyaan canshuur yar ama aysan bixin waxba Wuxuu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4338,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4337","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-17X","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4337"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4337\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}