{"id":43211,"date":"2018-05-24T22:05:27","date_gmt":"2018-05-24T22:05:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=43211"},"modified":"2018-05-24T22:05:27","modified_gmt":"2018-05-24T22:05:27","slug":"somaliland-iyo-puntland-waa-sidee-xaalada-tukaraq-sidayse-wax-uga-dhaceen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/05\/24\/somaliland-iyo-puntland-waa-sidee-xaalada-tukaraq-sidayse-wax-uga-dhaceen\/","title":{"rendered":"Somaliland iyo Puntland: Waa sidee Xaalada Tukaraq, sidayse wax uga dhaceen?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Baaxada Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac + Hubka la kala qabsaday &amp; Maxaabiis + Maydad wadhan furimihii lagu dagaalamay iyo buunbuuninta Warbaahinta Garoowe..Warbixin<\/strong><\/p>\n<div id=\"attachment_146225\" class=\"wp-caption aligncenter\">\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-146225 size-large\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sarkaal.jpg?resize=281%2C500\" sizes=\"auto, (max-width: 281px) 100vw, 281px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sarkaal.jpg?resize=281%2C500 281w, https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sarkaal.jpg?resize=51%2C90 51w, https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sarkaal.jpg?resize=169%2C300 169w, https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/sarkaal.jpg?w=540 540w\" alt=\"\" width=\"281\" height=\"500\" \/><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">Sawirkan waa mid kamida Saraakiisha Puntland kaga dhimatay Dagaalka<\/p>\n<\/div>\n<p>Tukaraq(GNA)-Xaalada goobihii lagu dagaalamay maanta ayaa degen, kaddib markii uu qaboobay dagaalkii socday abaaro 10:30-kii subaxnimo.<\/p>\n<p>Wali tiro-koob rasmi ah lagama hayo baaxada\u00a0 Khasaaraha ka dhashay Dagaal socday saacado oo gelinkii hore ee Khamiista dhowr furimood ku dhex maray Ciidanka Qaranka Somaliland iyo kuwa Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.<\/p>\n<p>Masuuliyiin u hadlay labada dhinac, ayaa mid waliba sheegtay guulo uu ka soo hooyey dagaalkaas, waxaanay masuuliyiinta Somaliland sheegeen inay Puntland weerar ku soo qaadeen fadhiisimada Ciidanka.<\/p>\n<p>hase ahaatee ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo Gobanimonews xidhiidho kala duwan la samaysay, ayaa sheegay in dagaalku ahaa mid maryo dhiigle la kala furtay, khasaare laxaadlehna ka dashay.<\/p>\n<p>Waxa la sheegay in Puntland ay kaga dhinteen dagaalkaas in ka badan 40 Askari, tiro intaa ka badanina kaga dhaawacantay.<\/p>\n<p>Waxa kale oo la sheegay in lix gaadhi oo kuwa dagaalkaa laga gubay Ciidanka Puntland, laba kalena laga qabsaday iyagoo bad qaba, iyadoo warar qaar ay sheegayaan in khasaaraha gaadiidku intaa ka badan yahay, halka Somaliland la sheegay in laba gaadhi laga qabsaday.<\/p>\n<p>Inkastoo aan tiro rasmi ah la haynin, waxa jira maxaabiis laga qabtay Ciidanka Puntland, kuwaasoo ay ku jiraan Askar ka tirsan Ciidanka Xeebaha ee Saracen.<\/p>\n<p>Dhimashada Somaliland, ayaa wararku sheegeen in 16 Askari kaga dhimatay, halka dhaawaca lagu tilmaamay tiro intaa aan ka badnayn.<\/p>\n<p>Maxaabiista laga qabtay Puntland waxa ku jira Saraakiil sar sare oo dhaawac lagu qabtay, dhimashadana saraakiil badan ayaa ku jira.<\/p>\n<p><strong>Fadhiisimo la kala qabsaday<\/strong><\/p>\n<div id=\"attachment_146224\" class=\"wp-caption aligncenter\">\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-146224 size-large\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/Sarkaalka-laga-qabtay-puntland.jpg?resize=500%2C332\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/Sarkaalka-laga-qabtay-puntland.jpg?resize=500%2C332 500w, https:\/\/i0.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/Sarkaalka-laga-qabtay-puntland.jpg?resize=90%2C60 90w, https:\/\/i0.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/Sarkaalka-laga-qabtay-puntland.jpg?resize=300%2C199 300w, https:\/\/i0.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/Sarkaalka-laga-qabtay-puntland.jpg?w=720 720w\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"332\" \/><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\"><strong>Sarkaalkan isagoo dhaawac ah ayaa laga qabtay Puntland<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p>Ciidanka Somaliland ayaa hore ugu durkay 13km fadhiisimada Ciidanka Puntland, waxaase ay markii dambe ku soo noqdeen fadhiisimadoodii hore.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa ka dhacay saddex aag oo ay laba aad u xoog badnayd, waxaanu bilaabmay 5:00 Subaxnimo wax yar kaddib xilligii Suxuurta.<\/p>\n<p><strong>Nooca hubka cusub ee laysu adeegsaday<\/strong><\/p>\n<p>Sida ay ku waramayaan saraakiisha Ciidanka Somaliland, hub cusub ayey isticmaaleen Ciidanka Puntland, waxaana kamid ahaa qoryaha Diirada leh ee toogashada sahla. Qoryahaas waa kuwa ay isticmaalaan Ciidanka la la dagaalanka Argagixisada ee Dawladda Soomaaliya ee loo yaqaano Snapper.<\/p>\n<p>Waxa kale oo la wariyey inay Dagaalka ka qayb-qaadanayeen Ciidamo lagu soo tababaray Muqdisho oo loogu talogalay la dagaalanka Alshabaab iyo Ciidan lagu magacaabo Saracen oo hore puntland loogu tababaray la-dagaalanka Budhcad-badeeda.<\/p>\n<p><strong>Maydad yaalla goobihii lagu dagaalamay<\/strong><\/p>\n<p>Maydad badan oo ka tirsanaa Ciidanka Puntland ayaa la sheegay inay wali yaallaan meelihii lagu dagaalamay. Qof goob-jooge ah ayaa sheegay in ilaa 8 Mayd oo ka tirsanaa Ciidanka Puntland laga helay furimihii lagu dagaalamay.<\/p>\n<p><strong>Buun-buuninta Warbaahinta Garoowe<\/strong><\/p>\n<p>Mareegaha Wararka iyo Idaacadaha laga leeyahay Puntland, ayaa si weyn u buun-buuninaysa dagaalka, iyagoo warinaya warar yool-habaabina oo bulshada lagu jaha-wareerinayo.<\/p>\n<p><strong>La soco wixii warar ka soo kordha..<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baaxada Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac + Hubka la kala qabsaday &amp; Maxaabiis + Maydad wadhan furimihii lagu dagaalamay iyo buunbuuninta Warbaahinta Garoowe..Warbixin Sawirkan waa mid kamida Saraakiisha Puntland kaga dhimatay Dagaalka Tukaraq(GNA)-Xaalada goobihii lagu dagaalamay maanta ayaa degen, kaddib markii uu qaboobay dagaalkii socday abaaro 10:30-kii subaxnimo. Wali tiro-koob rasmi ah lagama hayo baaxada\u00a0 Khasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43212,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-43211","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/Tukoraq.png?fit=460%2C355&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-beX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43211"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43214,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43211\/revisions\/43214"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}