{"id":4314,"date":"2015-01-20T14:56:35","date_gmt":"2015-01-20T14:56:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4314"},"modified":"2015-01-20T14:56:35","modified_gmt":"2015-01-20T14:56:35","slug":"daawo-socdaalkii-madaxwayne-siilaanyo-kumaray-degaanada-war-cimraan-shanshacadde-caynaboqorilugad-iyo-bali-dhiig","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/20\/daawo-socdaalkii-madaxwayne-siilaanyo-kumaray-degaanada-war-cimraan-shanshacadde-caynaboqorilugad-iyo-bali-dhiig\/","title":{"rendered":"Daawo Socdaalkii Madaxwayne Siilaanyo kumaray degaanada War Cimraan, Shanshacadde , Caynabo,Qorilugad  iyo Bali Dhiig"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudo jira socdaalkoodii shaqo ee ay ku marayeen gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa mashaariic horumarineed qaarna ka furay, <!--more-->qaar kalena ka dhagax dhigay deegaanada War Cimraan, Shanshacadde iyo Caynabo,\u00a0 halka sidoo kalena uu Madaxweynuhu duhurnimadan maanta la kulmay dadweynaha tuulada Wadaama-goo\u2019 ee gobolka saraar Waxaa kale oo uu Madaxweynuhu Xadhiga ka Jaray 5 Km ee u Horeeyay ee Wadadda Ceerigaabo Gaar ahaan Deegaanka Ina Afmadoobe<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/rqADqtfIZ3s\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Weftigiisa oo ku Guda Jira Socdaalkii Banaanka iyo Buuraha ayaa Gaadhay Degmada Bali Dhiig<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/q2VT9CBszQs\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Halkan ka Daawo Socdaalkii Madaxweynaha JSL ee Degmada Qorulugud ee Gobolka Buuhoodle<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/3WSooovGQ7c\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyomedia.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudo jira socdaalkoodii shaqo ee ay ku marayeen gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa mashaariic horumarineed qaarna ka furay,<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4315,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4314","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-17A","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4314","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4314"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4314\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4314"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4314"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4314"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}