{"id":43103,"date":"2018-05-16T15:44:25","date_gmt":"2018-05-16T15:44:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=43103"},"modified":"2018-05-16T15:44:25","modified_gmt":"2018-05-16T15:44:25","slug":"anwar-ibraahim-oo-dadka-malaysia-u-bidhaamiyay-waa-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/05\/16\/anwar-ibraahim-oo-dadka-malaysia-u-bidhaamiyay-waa-cusub\/","title":{"rendered":"Anwar Ibraahim oo dadka Malaysia u bidhaamiyay waa\u2019 cusub"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Malesia { ARABSIYO NEWS }&#8211;Hoggaamiyihii mucaaradka dalka Malaysia Anwar Ibraahim ayaa sheegay in Malaysia uu u baryay waa&#8217; cusub, wuxuuna hadlayay waxyar kadib markii xabsiga laga siidaayay.<\/p>\n<p>Anwar oo isbahaysiga uu xisbigiisa ka tirsanyahay uu mar dhow ku guuleystay doorashooyin dhacay ayaa sheegay in uu taageersanyahay si buuxda Ra&#8217;isulwasaaraha cusub ee Malaysia Mahathir Maxamed.<\/p>\n<p>Mar sii horeysay ayaa laga cafiyay xabsi uu muddo dheer ku jiray, dacwadaas oo la sheegay in ay ahayd mid siyaasadaysan.<\/p>\n<p>Mahathir Maxamed ayaa boqorka dalkaas weeydiistay in uu Anwar ku siidaayo cafis boqortooyo, wuxuuna balan qaaday in uu xilka u banayn doono labo sano kadib.<\/p>\n<p>Anwar waxa uu sheegay in uu Mahathir ka cafiyay waxyaabihii horey usoo dhexmaray, gaar ahaan markii uu ka ceyriyay xilka Ra&#8217;isulwasaare ku xigeenka, kuna soo oogay dacwado.<\/p>\n<p>Isbitaal caasimadda ku yaala oo uu daweyn ku qaatay ayuu kasoo baxay Anwar, halkaas oo ay ku sugayeen taageerayaal faro badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Malesia { ARABSIYO NEWS }&#8211;Hoggaamiyihii mucaaradka dalka Malaysia Anwar Ibraahim ayaa sheegay in Malaysia uu u baryay waa&#8217; cusub, wuxuuna hadlayay waxyar kadib markii xabsiga laga siidaayay. Anwar oo isbahaysiga uu xisbigiisa ka tirsanyahay uu mar dhow ku guuleystay doorashooyin dhacay ayaa sheegay in uu taageersanyahay si buuxda Ra&#8217;isulwasaaraha cusub ee Malaysia Mahathir Maxamed. Mar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43104,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-43103","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/101593376_anwaribraahimi.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-bdd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=43103"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43105,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/43103\/revisions\/43105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=43103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=43103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=43103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}