{"id":42921,"date":"2018-05-04T17:58:43","date_gmt":"2018-05-04T17:58:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=42921"},"modified":"2018-05-04T17:58:43","modified_gmt":"2018-05-04T17:58:43","slug":"ciidammada-shiinaha-ee-jabuuti-jooga-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-kuwa-us-shiishaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/05\/04\/ciidammada-shiinaha-ee-jabuuti-jooga-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-kuwa-us-shiishaan\/","title":{"rendered":"Ciidammada Shiinaha ee Jabuuti jooga oo lagu eedeeyay in ay kuwa US Shiishaan"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Dawladda Maraykanka ayaa si rasmi ah cabasho ugu gudbisay dawladda Shiinaha ka dib markii marar kala duwan la shiishay oo shoocaac lagu qabtay duuliyeyaasha Maraykanka.<\/p>\n<p>Shucacaas ayay sheegtay in lagaga soo shiishay saldhiga ciidammada Shiinuhu ay ku leeyihiin Jabuuti.<\/p>\n<p>Wasaaradda gaashaandhigga ee dalka dalka Maraykanka ayaa Shiinaha ka codsatay in ay baritaan ku sameeyaan arrintaas oo dhibaato ku haysa duuliyeyaasha Maraykanka.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay sheegtay in dad ku sugan Jabuuti ay Shucaaca ay milatarigu wax ku shiishaan ku qabteen duuliyeyaasha Maraykanka ee soo cagodhiganaya.<\/p>\n<p>Hal dhacdana labo duuliye oo waday diyaarad xamuul ayuu dhaawac sahlan ka soo gaaray indhaha ka dib markii shoocaacaas lagu soo shiishay, sida ay masuuliyiintu sheegeen.<\/p>\n<h2 class=\"story-body__sub-heading\">Ma cadda ujeedada laga lahaa shiishka<\/h2>\n<p>Maraykanka ayaa xarun milatari ku leh dalka Jibuuti wuxuuna u adeegsadaa hawlaha argagixiso ladagaalanka ee Afrika iyo Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Sannadkii horana Shiinaha ayaa Jabuuti ka furtay xaruntii milatari ee markii u horraysay uu ku yeesho meel ka baxsan dalkiisa, waxayna dhawr kiiloo mitir u jirtaa saldhigga Maraykanka.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/14A6\/production\/_101168250_3489112e-b70c-4788-b6a7-5452ffffd67d.jpg?resize=696%2C392&#038;ssl=1\" alt=\"Shiinaha ayaa doonaya in uu doormilatari ku yeesho caalamka\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">REUTERS<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Shiinaha ayaa doonaya in uu doormilatari ku yeesho caalamka<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Waa dhacdooyin aad halis u ah, dawladda Shiinaha ayaana ku wargalinay kana codsanay in ay baaritaan ku sameeyaan, ayay tiri Dana White oo ah afhayeen u hadashay wasaaradda gaashaan dhigga ee Maraykanka.<\/p>\n<p>White waxay sheegtay in wasaaradda gaashaan dhiggu ay ku kalsoon tahay in shocaaca lagu soo shiishay uu ka yimid muwadiniin Shiinaha u dhashay, balse aysan caddayn ujeeddada laga lahaa.<\/p>\n<p>Toddobaadyadii u dambeeyay in ka yar toban jeer ayuu shiishkaasi dhacay, ayay tiri<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda Shiinuhu kama uusan hadlin eedaymaha loo soo jeediyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dawladda Maraykanka ayaa si rasmi ah cabasho ugu gudbisay dawladda Shiinaha ka dib markii marar kala duwan la shiishay oo shoocaac lagu qabtay duuliyeyaasha Maraykanka. Shucacaas ayay sheegtay in lagaga soo shiishay saldhiga ciidammada Shiinuhu ay ku leeyihiin Jabuuti. Wasaaradda gaashaandhigga ee dalka dalka Maraykanka ayaa Shiinaha ka codsatay in ay baritaan ku sameeyaan arrintaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42922,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-42921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/shiinaha.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-bah","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42921","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42921"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42923,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42921\/revisions\/42923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}