{"id":42805,"date":"2018-04-25T18:05:54","date_gmt":"2018-04-25T18:05:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=42805"},"modified":"2018-04-25T18:05:54","modified_gmt":"2018-04-25T18:05:54","slug":"daawo-tirada-shirkadaha-ajaanibka-ee-u-tartamaya-iyo-balaadhinta-caasimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/04\/25\/daawo-tirada-shirkadaha-ajaanibka-ee-u-tartamaya-iyo-balaadhinta-caasimada\/","title":{"rendered":"Daawo Tirada Shirkadaha Ajaanibka Ee U Tartamaya iyo Balaadhinta Caasimada"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Maareeyha Wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Daarood ayaa manta waxa Uu Kaqayb Galay Kulan Balaadhan Oo ay Kasoo Qayb Galaan Shirkado Kor Udhaafaya 30\u00a0 Shirkadood,Kulakaasi ayaa waxa Uu Ka Dhacay Xarunta Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Hargaysa<\/p>\n<p>Kulan laba geesoodka ahaa ayaa daba socday markii dhawaan wakaalada biyaha hargaysa ay naadisay qandaraaska Mashruuca Biyo galinta magaalada .shirkadahan goobta manta joogayna waxay kamid ahaayeen kuwo soo codsaday qandaraaska<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maareeyaha Wakaalada Biyaha Maamed Cali Daarood oo Ugu horay Furay kulan kani ayaa waxa uu uga mahadceliyey dhamaan Masuuliyiinta Shirkadaha kala duwan kasocda ee Tartankan Kaqayb galaya<\/p>\n<p>\u201cMashruucani\u00a0 waxa Maalgalinaya Dawlada Jarmalka taasoo soo dhexmarin doonta baanka horumarinta \u00a0ee KFW ee Wadanka Jarmalka,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Mashruucani waxa uu faaido wayn uleyahay caasimada Hargaysa oo dadka kunool ay dhan yihiin tiro ahaan 1.2 milyan\u201d Ayuu Yidhi Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargaysa<\/p>\n<h2><\/h2>\n<h2>Halkan Ka Daawo Muuqaalka Shirka<\/h2>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/quYCn_IDFyk\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Maareeyha Wakaalada Biyaha Hargaysa Maxamed Cali Daarood ayaa manta waxa Uu Kaqayb Galay Kulan Balaadhan Oo ay Kasoo Qayb Galaan Shirkado Kor Udhaafaya 30\u00a0 Shirkadood,Kulakaasi ayaa waxa Uu Ka Dhacay Xarunta Wakaalada Biyaha Ee Magaalada Hargaysa Kulan laba geesoodka ahaa ayaa daba socday markii dhawaan wakaalada biyaha hargaysa ay naadisay qandaraaska Mashruuca Biyo galinta magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42806,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-42805","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/Snapshot_26.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-b8p","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42805","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42805"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42805\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42807,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42805\/revisions\/42807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}