{"id":4277,"date":"2015-01-19T13:24:26","date_gmt":"2015-01-19T13:24:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4277"},"modified":"2015-01-19T13:24:26","modified_gmt":"2015-01-19T13:24:26","slug":"weerar-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-nigeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/19\/weerar-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-nigeria\/","title":{"rendered":"Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay Nigeria"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-178275\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/qarax-yobe-nigeria-2015.jpg?resize=624%2C351\" alt=\"qarax-yobe-nigeria-2015\" width=\"624\" height=\"351\" \/><br \/>\n<strong>Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Potiskum ee gobalka Yobe, waqooyiga dalkaasi Najeeriya (Nigeria).<\/strong><\/p>\n<p>Weerarkan oo Axadii shalay dhacay, ayaa lala beegsaday goob laga raaco gaadiidka dadweynaha, waxaana la sheegay inay sidoo kale ku dhaawacmeen dad ka badan 12 qof.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Ma jirto cid illaa iyo hada sheegatay weerarkan oo noqonaya kii sadexaad oo ismiidaamin ah oo ka dhaca magaaladaasi bishan Janaayo.<\/p>\n<\/div>\n<p>Dowlada Nigeria ay ku eedaysay inay ay weerarkan ka danbeyso kooxda Boko Xaram oo weeraro noocaan oo kale ah horey uga geystay magaaladaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Potiskum ee gobalka Yobe, waqooyiga dalkaasi Najeeriya (Nigeria). Weerarkan oo Axadii shalay dhacay, ayaa lala beegsaday goob laga raaco gaadiidka dadweynaha, waxaana la sheegay inay sidoo kale ku dhaawacmeen dad ka badan 12 qof. Ma jirto cid illaa iyo hada sheegatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4278,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-16Z","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4277"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4277\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}