{"id":4265,"date":"2015-01-19T12:59:54","date_gmt":"2015-01-19T12:59:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4265"},"modified":"2015-01-19T12:59:54","modified_gmt":"2015-01-19T12:59:54","slug":"kooxaha-ku-dagaalamaya-liibiya-oo-xabad-joojin-ku-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/19\/kooxaha-ku-dagaalamaya-liibiya-oo-xabad-joojin-ku-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"Kooxaha ku dagaalamaya Liibiya oo xabad-joojin ku dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-178272\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/dagaalada-liibiya-2015.jpg?resize=500%2C300\" alt=\"dagaalada-liibiya-2015\" width=\"500\" height=\"300\" \/><br \/>\n<strong>Xukuumada Beesha Caalamka ictiraafsan tahay ee dalkaasi Liibiya ayaa xabad joojin ku dhawaaqday xili lagu wado in wadahadalo nabadeed loo qabto kooxaha ku dagaalamay wadanka Liibiya.<\/strong><\/p>\n<p>Shirka wadahadalada nabada ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda uu ka furmo magaalada Geneva ee dalka Switserland.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Dowlada Liibiya ee Beesha Caalamka ictiraafsan tahay ayaa fadhigeedu yahay magaalada Tobruk ee waqooyiga dalkaasi Liibiya.<\/p>\n<\/div>\n<p>Kooxdan ayaa xabad joojin ku dhawaaqay labo maalmood kadib markii ay kooxda kasoo horjeeda ay sidan oo kale xabad joojin ugu dhawaaqeen.<\/p>\n<p>Xoogaga gacanta ku haya Caasimada Liibiya ee Tripoli ayaa sidoo kale sheegay inay soo dhaweenayaan wadahadalada ay dhex dhexaadinayaan Qaramada Midoobay, balse ku xirtay sharuud ah in lagu qabto shirkaasi gudaha dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Waan waantan nabadeed oo ay Qaramada Midoobay wado ayaa lagu tilmaamay iskudaygii ugu danbeeyey ee lagu badbaadinayo midnimada dalkaasi Liibiya oo ay weli ka socdaan dagaalada u dhaxeeya isbaheysiyada hubeysan ee ku loolamaya awooda dalkaasi<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Beesha Caalamka ictiraafsan tahay ee dalkaasi Liibiya ayaa xabad joojin ku dhawaaqday xili lagu wado in wadahadalo nabadeed loo qabto kooxaha ku dagaalamay wadanka Liibiya. Shirka wadahadalada nabada ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda uu ka furmo magaalada Geneva ee dalka Switserland. Dowlada Liibiya ee Beesha Caalamka ictiraafsan tahay ayaa fadhigeedu yahay magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4266,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4265","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-16N","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4265"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4265\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}