{"id":42516,"date":"2018-04-04T13:07:52","date_gmt":"2018-04-04T13:07:52","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=42516"},"modified":"2018-04-04T13:07:52","modified_gmt":"2018-04-04T13:07:52","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-tacsi-udiray-qoyskii-iyo-ehelkii-ay-ka-baxday-alle-ha-u-naxariistee-fannaanadii-sahra-axmed-jaamac-oo-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/04\/04\/madaxweynaha-somaliland-oo-tacsi-udiray-qoyskii-iyo-ehelkii-ay-ka-baxday-alle-ha-u-naxariistee-fannaanadii-sahra-axmed-jaamac-oo-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Ehelkii Ay ka Baxday Alle ha u Naxariistee  Fannaanadii Sahra Axmed Jaamac oo ku geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, Bahda Fanka iyo Suugaanta, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxday\u00a0\u00a0Alle ha u naxariistee\u00a0<b>\u00a0<\/b>Fannaanadii caanka ahayd<b>\u00a0<\/b>Marxuumad<b>\u00a0Sahra Axmed Jaamac<\/b>\u00a0oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu tahay 04\/04\/2018, magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">Madaxweynuhu waxa uu marxuumada ku sifeeyey hooyo ka baxday bahda fanka iyo suugaanta, magac iyo sumcadna ku lahayd bulshada ku hadasha afka Soomaaliga meel ay joogaanba, marxuumadu waxay fanka ku soo biirtay, 1969kii.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">Madaxweynuhu waxa uu marxuumada Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, Bahda Fanka iyo Suugaanta, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga\u00a0 Somaliland ee ay ka baxdayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, Bahda Fanka iyo Suugaanta, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxday\u00a0\u00a0Alle ha u naxariistee\u00a0\u00a0Fannaanadii caanka ahayd\u00a0Marxuumad\u00a0Sahra Axmed Jaamac\u00a0oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu tahay 04\/04\/2018, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39159,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-42516","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/muu.png?fit=437%2C325&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-b3K","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42516","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42516"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42517,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42516\/revisions\/42517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39159"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}