{"id":42353,"date":"2018-03-25T13:47:28","date_gmt":"2018-03-25T13:47:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=42353"},"modified":"2018-03-25T13:47:28","modified_gmt":"2018-03-25T13:47:28","slug":"fallaagada-suuriya-oo-laga-daad-gureeyay-bariga-ghouta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/03\/25\/fallaagada-suuriya-oo-laga-daad-gureeyay-bariga-ghouta\/","title":{"rendered":"Fallaagada Suuriya oo laga daad gureeyay bariga Ghouta"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Kooxaha mucaaradka ee dalka Suuriya ayaa isaga baxay deegaano ku hareeresan bariga magaalada Ghouta ee dalka Suuriya, xilli dowladda Madaxweyne Bashar Al- Asad ay sii xoojisay duqeymaha ka dhanka ah xooggaga mucaaradka ee heysta qeybo kamid ah Suuriya.<\/p>\n<p>Basas ay saaranyihiin kooxaha mucaaradka iyo qoysaskooda ayaa u ambabaxay deegaanka Douma oo ah goob ay maamulaan mucaaradka. Muqaaloo laga helay halkaasi ayaa muujinaya basas ay saaranyihiin dadkaasi oo u ambabaxaya gobolka Idlib.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale soo baxaya warar sheegaya in kooxda Jaish al-Islam ay magaalada Douma ku wareejinayaan dowladda.<\/p>\n<p>Daad gureynta dagaalamayaasha mucaaradka ayaa qeyb ka ah heshiis uu garwadeen ka yahay Ruushka oo lagu samata bixinayo mucaaradka, waxaana heshiiskaasi uu dhexmaray dowladda iyo kooxda Faylaq al-Rahman.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/17755\/production\/_100558069_bd038a19-c7e7-48a6-b59b-cc3127e1ab5d.jpg?resize=696%2C392&#038;ssl=1\" alt=\".\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><span class=\"off-screen\">Lahaanshaha sawirka<\/span><span class=\"story-image-copyright\">REUTERS<\/span><\/span><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"off-screen\">Image caption<\/span><span class=\"media-caption__text\">Kumanaan kale oo ka qaxaya bariga Ghouta<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p>Ciidammada dowladda ayaa lagu soo warramayaa in imika ay gacanta ku hayaan boqolkiiba toddobaatan deegaanada bariga Ghouta. Dowladda Suuriya oo gacan ka heleysa Ruushka ayaa bishii lasoo dhaafay duqeymo ba&#8217;an ka geysatay deegaanada ku hareereysan Ghouda.<\/p>\n<p>Gelinka dambe ee maalintii sabtida ayaa magaalooyinka Zamalka, Arbin iyo Ain Tarma waxaa laga bilaabay in laga daad gureeyo dad shacab ah, dagaalamayaasha mucaaradka iyo qoysaskooda.<\/p>\n<p>Boqolaal qof ayaa lagu dilay deeganaadaasi tan iyo intii ciidammadda dowladda Suuriya oo taageero ka helaya Ruushka ay bilaabeen duullaan ka dhan mucaaradka bishii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Ruushka ayaa sheegay in inkabaan boqol kun oo qof ilaa iyo imika laga samata bixiyay bariga Ghouda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxaha mucaaradka ee dalka Suuriya ayaa isaga baxay deegaano ku hareeresan bariga magaalada Ghouta ee dalka Suuriya, xilli dowladda Madaxweyne Bashar Al- Asad ay sii xoojisay duqeymaha ka dhanka ah xooggaga mucaaradka ee heysta qeybo kamid ah Suuriya. Basas ay saaranyihiin kooxaha mucaaradka iyo qoysaskooda ayaa u ambabaxay deegaanka Douma oo ah goob ay maamulaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42354,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-42353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/ruush.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-b17","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42353","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42355,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42353\/revisions\/42355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42354"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}