{"id":42350,"date":"2018-03-25T13:45:51","date_gmt":"2018-03-25T13:45:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=42350"},"modified":"2018-03-25T13:45:51","modified_gmt":"2018-03-25T13:45:51","slug":"hoggaamiyihii-hore-ee-catalonia-carles-puigdemont-ayaa-lagu-xiray-dalka-jarmalka-sida-uu-qareenkiisa-sheegay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/03\/25\/hoggaamiyihii-hore-ee-catalonia-carles-puigdemont-ayaa-lagu-xiray-dalka-jarmalka-sida-uu-qareenkiisa-sheegay\/","title":{"rendered":"Hoggaamiyihii hore ee Catalonia, Carles Puigdemont, ayaa lagu xiray dalka Jarmalka, sida uu qareenkiisa sheegay."},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyihii hore ee Catalonia, Carles Puigdemont, ayaa lagu xiray dalka Jarmalka, sida uu qareenkiisa sheegay.<\/p>\n<div class=\"story-body\">\n<div class=\"story-body__inner\">\n<p>Waxaa la qabtay xilli uu ka yimid Denmark, kuna sii jeeday Belgium, Jaume Alonso-Cuevillas ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray. Ninkan ayaa laga doonayaa Spain isagoo lagu eedeynayo taageerada goonni-u-goosashada Catalonia.<\/p>\n<p>Puigdemont ayaa magan-galyo ugu noolaa Belgium tan iyo aftidii la mamnuucay ee Oktoobartii hore, taas oo lagu taageerayay goonni-u-goosadka Catalonia.<\/p>\n<p>Amar ka soo baxay Yurub oo isaga lagu soo xiray ayaa dhowaan la soo saaray.<\/p>\n<p>Xiisadda ka taagan Catalonia ayaa aad u kacsan, hoggaamiyeyaasheeda ayaana diiday qorshe lagu magacaabayo madaxweyne cusub kaddib markii la xiray musharraxii ugu dambeeyay.<\/p>\n<p>Jordi Turull ayaa Jimcihii lala xiray shan hoggaamiye kale, taas oo sababtay dibad-baxyo iyo isku dhacyo dadweynaha iyo booliiska ku dhex maray Barcelona.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"share share--lightweight  show ghost-column\">\n<div id=\"share-tools\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyihii hore ee Catalonia, Carles Puigdemont, ayaa lagu xiray dalka Jarmalka, sida uu qareenkiisa sheegay. Waxaa la qabtay xilli uu ka yimid Denmark, kuna sii jeeday Belgium, Jaume Alonso-Cuevillas ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray. Ninkan ayaa laga doonayaa Spain isagoo lagu eedeynayo taageerada goonni-u-goosashada Catalonia. Puigdemont ayaa magan-galyo ugu noolaa Belgium tan iyo aftidii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42351,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-42350","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/hog.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-b14","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42350","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42350"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42350\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42352,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42350\/revisions\/42352"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42351"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42350"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42350"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42350"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}