{"id":42330,"date":"2018-03-23T14:05:46","date_gmt":"2018-03-23T14:05:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=42330"},"modified":"2018-03-23T14:05:46","modified_gmt":"2018-03-23T14:05:46","slug":"hayadda-shaqaalaha-dawladda-ee-somaliland-oo-buuhoodle-ka-daahfurtay-hawlgalka-diwaangelinta-iyo-madaxtaabashadda-shaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/03\/23\/hayadda-shaqaalaha-dawladda-ee-somaliland-oo-buuhoodle-ka-daahfurtay-hawlgalka-diwaangelinta-iyo-madaxtaabashadda-shaqaalaha\/","title":{"rendered":"Hayadda shaqaalaha dawladda ee Somaliland oo Buuhoodle ka daahfurtay Hawlgalka Diwaangelinta iyo Madaxtaabashadda shaqaalaha"},"content":{"rendered":"<p><b>Somaliland Oo Mudo 27 Sanno Ka Dib Ay Maanta U Suurto Gashay La Diwaangeliyo Shaqaalaha Dawladda Ee Reer Buuhoodle + Hay\u2019adda Shaqaalaha Oo Ka Iba Furtay\u00a0\u00a0Hawlgalka Madaxtaabashadda Iyo Tirinta Degmadda Buuhoodle<\/b><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hargaysa(AN):-Shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa markii u horaysay 27-ka sanno ee Somaliland jirto laga hirgeliyey Deegaanka Buuhoodle, waxaana hawlgalkii madax taabashadda iyo tirinta ee hay\u2019adda shaqaalaha dawaladdu 2-dii bilood ee u dambeeyey goboladda dalka ay ka waday uu gaadhay magaaladda Buuhoodle iyada oo diwaangelinta shaqaalaha dawladda ee halka ku sugan tiraddooda lagu sugaayo halka hay\u2019adda shaqaaluhu ay ka bilawday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo\u00a0\u00a0tafaasiil ka bixiyey hawlgalka madax taabashadda iyo tirinta ee lagu diwaangelinaayo shaqaalaha dawladda ee Somaliland inay ka bilawday hay\u2019adda uu madaxda ka yahay deegaanka Buuhoodle, waxaanu farta ku fiiqay guddoomiye sharmarke geelle inay hawlaha shaqo ee ay gacanta ku hayaan si xawli iyo xamaasad ah u wadaan shaqaalaha loo igmaday waxaana uu u dhignaa qoraalkiisu sidan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Buuhoodle<br \/>\n-Baadi-doonkii baahida iyo baylahda shaqaalaha dawladda oo Buuhoodle soo gaadhay<\/p>\n<p>&#8211; Waxaa galabta soo gaadhay degmada Buuhoodle xog-doonkii xawaaraha ku socday ee u socday xaal iyo xog-ogaanshaha shaqaalaha dawladda iyaga oo kasoo kicitimay degmada Qorulugud<\/p>\n<p>&#8211; Waxa ay markiiba bilaabeen diiwaangelinta shaqaalaha dawladda waxaanay u kuur gelayaan baylah iyo barkhad waxa ay ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>&#8211; Xawaare sare, xiiq la\u2019aan iyo xuduud walba gaadh waxa ay ahayd xaalka hawl-wadeenadu mudooyinkii u dambeeyey hawsha ku wadeen, waxaana dhammaad ku dhaw hawshii soo taxnayd.<\/p>\n<p>&#8211; Shaqaalaha dawladdu waxa ay nooga waramayaan war ay u haraad qabeen in laga ogaado waxa aanay isku diiwangeliyaan si hilow iyo habsan la\u2019aan le.<\/p>\n<p>&#8211; Illaahay fadligii, qalbi wanaag, soo dhawayn iyo bushaaro ayey hay\u2019adii shaqaaluhu Buuhoodle ku dhex joogaan.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somaliland Oo Mudo 27 Sanno Ka Dib Ay Maanta U Suurto Gashay La Diwaangeliyo Shaqaalaha Dawladda Ee Reer Buuhoodle + Hay\u2019adda Shaqaalaha Oo Ka Iba Furtay\u00a0\u00a0Hawlgalka Madaxtaabashadda Iyo Tirinta Degmadda Buuhoodle &nbsp; Hargaysa(AN):-Shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa markii u horaysay 27-ka sanno ee Somaliland jirto laga hirgeliyey Deegaanka Buuhoodle, waxaana hawlgalkii madax taabashadda iyo tirinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-42330","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-b0K","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42330","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42330"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42331,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42330\/revisions\/42331"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}