{"id":42324,"date":"2018-03-23T12:44:41","date_gmt":"2018-03-23T12:44:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=42324"},"modified":"2018-03-23T13:46:15","modified_gmt":"2018-03-23T13:46:15","slug":"faransiiska-labo-qof-oo-ku-dhintay-afduub-ka-dhacay-supermarket","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/03\/23\/faransiiska-labo-qof-oo-ku-dhintay-afduub-ka-dhacay-supermarket\/","title":{"rendered":"Faransiiska: Labo qof oo ku dhintay afduub ka dhacay supermarket"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Nin hubeysan ayaa dhowr qof ku haysta supermarket ku yaalla Tr\u00e8bes, oo ku taalla koofurta Faransiiska.<\/p>\n<p>Warbaahinta Faransiiska ayaa sheegaya in ninka uu markii hore xabbado ku furay booliis, isagoo mid ka mid ah dhaawacay balse xaaladdiisu aysan khatar ahayn.<\/p>\n<p>Dacwad-ooge ayaa sheegay in ninka hubeysan uu sheegtay inuu ka tirsan yahay Kooxda isku magacawday Dowladda Islaamka. Bishii January sanadkii 2015 nin hubeysan ayaa afar qof ku dilay supermarket ku yaalla Paris.<\/p>\n<figure class=\"media-landscape no-caption full-width\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/11B9C\/production\/_100540627_50a07724-10dd-4312-8c11-8d07f98c4e23.jpg?resize=696%2C392&#038;ssl=1\" alt=\"Hostage\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span><\/figure>\n<p>Raysal wasaare \u00c9douard Philippe ayaa sheegay in xaaladdu ay ahayd mid khatar ah. Warbaahinta gudaha ayaa sheegtay in hal qof uu dhintay, balse weli lama xaqiijin.<\/p>\n<p>Boqollaal saraakiil booliis ah ayaa goobta la geeyay, iyadoo waddooyinka galena la xiray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin hubeysan ayaa dhowr qof ku haysta supermarket ku yaalla Tr\u00e8bes, oo ku taalla koofurta Faransiiska. Warbaahinta Faransiiska ayaa sheegaya in ninka uu markii hore xabbado ku furay booliis, isagoo mid ka mid ah dhaawacay balse xaaladdiisu aysan khatar ahayn. Dacwad-ooge ayaa sheegay in ninka hubeysan uu sheegtay inuu ka tirsan yahay Kooxda isku magacawday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42325,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-42324","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/mn.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-b0E","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42324"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42326,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42324\/revisions\/42326"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42325"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}