{"id":42102,"date":"2018-03-09T15:22:43","date_gmt":"2018-03-09T15:22:43","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=42102"},"modified":"2018-03-09T15:23:27","modified_gmt":"2018-03-09T15:23:27","slug":"baraha-bulshadu-saamayn-noocee-ah-ayay-nolasha-somalida-ku-yeeshen-warbixin-xiiso-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/03\/09\/baraha-bulshadu-saamayn-noocee-ah-ayay-nolasha-somalida-ku-yeeshen-warbixin-xiiso-badan\/","title":{"rendered":"Baraha Bulshadu Saamayn Noocee ah Ayay Nolasha Bulshada  Somalida Ku Yeeshen (Warbixin Xiiso Badan)"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Sanadihii Udanbeeyey degaanada Somalilada waxa ku soo badanayey Isticmaalka Baraha Bulshada ama (Social media ) loo yaqaano<\/p>\n<p>Waxaana lo odhan karo marka la eego qaabka dhalinyarada Somalidu ugu foogan tahay adeegani ,waa mid\u00a0 \u00a0adeegani \u00a0waa mid kamid ah noqday baahiyaha asasiga ah sida \u00a0quutal daruuriga, kaas oo saacadaha ugu badan ku qaataan isticmaalkiisa aaladani lagu isticmaalo khadka internetka .<\/p>\n<p>Waxaana badiba aad ka dareemaysaa isticmaalkiisa \u00a0goobaha la isku yimaado iyo goobaha shaqodaba sida ay ugu fogan yihiin da\u2019ayartu<\/p>\n<p>Isticmaalka baraha bUlshada ama Social Media ayaa mudadaasi ku soo kordhiyey Bulshada Somalida Saamayn taban iyo mid togonba<\/p>\n<p>Hadaba Saami Cabdi Gabaas waa mid kamid ah da\u2019ayarta isticmaasha Aladanai ay ku xidhiidhaan Bulshadu ee Social Media. Waxaanu \u00a0uga faaidaystay hal abuurka Shirkada Ganacsi oo qaab online ah wax luugi iibiyo laguna iibsado Gudaha Magaalada Hargaysa<\/p>\n<p>Tvga Kalsan ayaa booqday Suuqani oo lamagac baxay Saami Online kaasi oo ku shaqeeya\u00a0 hanaanka baraha bulshada ee social media<\/p>\n<p><strong>Halkani Ka Daawo Muuqaalka Warbixinta<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/aNTQQclyycc\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Sanadihii Udanbeeyey degaanada Somalilada waxa ku soo badanayey Isticmaalka Baraha Bulshada ama (Social media ) loo yaqaano Waxaana lo odhan karo marka la eego qaabka dhalinyarada Somalidu ugu foogan tahay adeegani ,waa mid\u00a0 \u00a0adeegani \u00a0waa mid kamid ah noqday baahiyaha asasiga ah sida \u00a0quutal daruuriga, kaas oo saacadaha ugu badan ku qaataan isticmaalkiisa aaladani lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42103,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-42102","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/gool.png?fit=391%2C256&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aX4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42102","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=42102"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42105,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/42102\/revisions\/42105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=42102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=42102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=42102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}