{"id":41991,"date":"2018-03-04T15:02:55","date_gmt":"2018-03-04T15:02:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41991"},"modified":"2018-03-04T15:02:55","modified_gmt":"2018-03-04T15:02:55","slug":"maxakamad-dowladda-masar-u-ogolaatay-jasiirado-ay-ku-wareejiso-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/03\/04\/maxakamad-dowladda-masar-u-ogolaatay-jasiirado-ay-ku-wareejiso-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Maxakamad dowladda Masar u ogolaatay jasiirado ay ku wareejiso Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Maxkamadda ugu sareysa dalka Masar ayaa meesha ka saartay dhammaan caqabadihii dhanka sharciga ee ka dhanka ahaa heshiis boqortooyada Sacuudiga loogu wareejiyay laba jasiiradood oo ku yaalla badda cas.<\/p>\n<p>Go&#8217;aankan ayaa ku soo beegmay xilli lagu wado in dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga, Maxammed Bin Salman, uu booqasho rasmi ah ku tago dalka Masar.<\/p>\n<p>Heshiiska Jasiiradahan ayaa markii ugu horeysay lagu dhawaaqay sanaddii 2016.<\/p>\n<p>Go&#8217;aanka ay xukuumadda Masar ugu wareejisay Jasiiradahan ayaa wax ka dhasay dibadbaxyo.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale go&#8217;aankan ka hor yimid caqabado dhanka sharciga ah iyo kiisas maxkamadaha la geeyay.<\/p>\n<p>Jasiiradaha ay Masar ku wareejisay Sacuudiga ayaa lagu kala magacaabaa Tiiraan iyo Sanaafiir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ugu sareysa dalka Masar ayaa meesha ka saartay dhammaan caqabadihii dhanka sharciga ee ka dhanka ahaa heshiis boqortooyada Sacuudiga loogu wareejiyay laba jasiiradood oo ku yaalla badda cas. Go&#8217;aankan ayaa ku soo beegmay xilli lagu wado in dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga, Maxammed Bin Salman, uu booqasho rasmi ah ku tago dalka Masar. Heshiiska Jasiiradahan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41992,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41991","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/03\/255px-Flag_of_Egypt.svg_.png?fit=255%2C170&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aVh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41991","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41991"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41991\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41993,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41991\/revisions\/41993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41991"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41991"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41991"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}