{"id":4171,"date":"2015-01-18T13:40:14","date_gmt":"2015-01-18T13:40:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4171"},"modified":"2015-01-18T13:40:14","modified_gmt":"2015-01-18T13:40:14","slug":"isis-oo-sii-daysay-koox-yazidiyiin-ah-oo-ay-afduub-ku-haysteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/18\/isis-oo-sii-daysay-koox-yazidiyiin-ah-oo-ay-afduub-ku-haysteen\/","title":{"rendered":"ISIS Oo Sii Daysay Koox Yazidiyiin Ah Oo Ay Afduub Ku Haysteen"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/150118011621_yazidis_624x351_reuters_nocredit.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4172\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/150118011621_yazidis_624x351_reuters_nocredit-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"150118011621_yazidis_624x351_reuters_nocredit\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Dagaal Yahanada kooxda khilaafada Islaamka ee woqooyiga dalka Ciraaq ayaa sii daayay boqolaal qof oo ka tirsan dadka Yazidiga.<br \/>\nDadkan ayaa muddo afduub ay u haysatay dowladda Islaamka, waxaana la kaxaystay xilligii uu socday dagaalkii ay ku qaadeen dhulka ay degaan Yazidiga.<\/h2>\n<h2>Dadkaasi ayaa u tallaabay dhanka ay maamusho koox dagalaayahano ah oo Yazidi ah.<\/h2>\n<h2>Waxaa soo dhaweeyay saraakiisha maamulka kurdiyiinta, haddana waxaa la sheegayaa in meel amni ah la geeyay.<br \/>\nKooxda la sii daayay ayaa waxa ay isugu jireen rag, dumar iyo carruur.<br \/>\nKhilaafada Islaamka ayaa horey loogu eedeeyay inay xoog ku guursadeen gabdho Yazidi ah oo adoonsi ahaan ay u haystaan<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal Yahanada kooxda khilaafada Islaamka ee woqooyiga dalka Ciraaq ayaa sii daayay boqolaal qof oo ka tirsan dadka Yazidiga. Dadkan ayaa muddo afduub ay u haysatay dowladda Islaamka, waxaana la kaxaystay xilligii uu socday dagaalkii ay ku qaadeen dhulka ay degaan Yazidiga. Dadkaasi ayaa u tallaabay dhanka ay maamusho koox dagalaayahano ah oo Yazidi ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4172,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4171","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-15h","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4171","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4171"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4171\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4171"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4171"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4171"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}