{"id":41676,"date":"2018-02-17T21:03:35","date_gmt":"2018-02-17T21:03:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41676"},"modified":"2018-02-17T21:03:35","modified_gmt":"2018-02-17T21:03:35","slug":"hayadda-shaqaalaha-dawladda-oo-soo-gebo-gebaysay-diwaangelinta-shaqaalaha-maxkamaddaha-dalka-iyo-kulankii-guddoomiyaha-maxkamadda-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/02\/17\/hayadda-shaqaalaha-dawladda-oo-soo-gebo-gebaysay-diwaangelinta-shaqaalaha-maxkamaddaha-dalka-iyo-kulankii-guddoomiyaha-maxkamadda-sare\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda Oo Soo Gebo Gebaysay Diwaangelinta Shaqaalaha Maxkamaddaha Dalka Iyo Kulankii  Guddoomiyaha Maxkamadda Sare"},"content":{"rendered":"<div tabindex=\"-1\">\n<div tabindex=\"-1\">\n<div tabindex=\"0\">\n<div>\n<div class=\"_rp_o5\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_rp_05 ms-border-color-neutralLight ShowReferenceAttachmentsLinks ShowConsesusSchedulingLink\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_rp_d5 _rp_c5\">\n<div>\n<div id=\"Item.MessagePartBody\" class=\"_rp_25\">\n<div id=\"Item.MessageUniqueBody\" class=\"_rp_35 ms-font-weight-regular ms-font-color-neutralDark rpHighlightAllClass rpHighlightBodyClass\">\n<div class=\"rps_e7f8\">\n<div>\n<div>\n<div dir=\"ltr\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">Hargaysa(AN):-Hay\u2019adda Shaqaalaha ee Dawladda\u00a0Somaliland oo gacanta ku haysa diwaangelinta shaqaalaha dawladda, ayaa soo gebo gebaysay diwaangelinta iyo madaxtaabashadda diiwaangelinta shaqaalaha Maxkamadaha hoose iyo Sarre ee dalka isla markaana\u00a0\u00a0Gudoomiyaha Maxkamada sarre kulan gaara la qaatay.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Guddoomiyaha\u00a0Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda\u00a0Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle, ayaa maanta waxa uu faahfaahin ka bixiyey inay hay\u2019adda uu madaxda ka yahay soo gebo gebaysay Madax taabashadda iyo Diwaangelinta Shaqaalaha kala duwan ee Waaxda Garsoorka gaar ahaan Maxkmaddaha Hoose iyo Sare isla markanaa ay kulan xog waran ah la yeesheen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan\u00a0Aadan Xaaji Cali Axmed oo ay Xafiiskiisa ku booqdeen masuuliyiinta Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee hawlgalka Madax taabashadda iyo tirinta shaqaalaha dawladda dalka Somaliland ka wada.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\u00a0md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo faahfaahinaayey inay soo gebo gebeeyeen diwaangelinta Shaqaalaha Maxkamaddaha Hoose iyo Maxkamadda Sare ee Somaliland waxa uu ku yidhi qoraalkiisa.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo Mudooyinkii u dambeysay ku hawlanayd diiwaangelinta iyo tayeynta shaqaalaha dawladda, ayaa kulan la yeelatay gudoomiyaha Maxkamadda sare Somaliland ee dalka Md. Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed<\/p>\n<p>&#8211; Intii kulanku socday waxaanu gudoomiyaha uga mahadcelinay gacantii wanaagsanayd ee uu ka gaystay intii lagu jiray diiwaangelinta shaqaalaha maxkamadaha hoose (degmada, gobolka iyo racfaanka) iyo maxkamada sare ee dalka<\/p>\n<p>&#8211; Shaqaalaha ka hawlgala Maxkamaddaha hoose iyo Maxk<span class=\"x_gmail-textexposedshow\">amada sare ayaa marka laga reebo garsoorayaasha iyo xeer-ilaliyeyaasha ah shaqaale dawladeed \u201cCivil Service\u201d kuwaas oo lagu dhaqo Sharciga shaqaalaha dawladda Sharci Lam. 7\/96<\/span><\/p>\n<p>&#8211; Gudoomiyaha ayaa dhankiisa xusay sida uu ugu faraxsan yahay hawl-qabadka tirinta iyo tayeynta shaqaalaha dawladda isagoona tilmaamay qiimaha ay leedahay in la helo shaqaale tartan furan shaqada ku soo gala isla markaana tayo sare la gaadhsiiyo taasina ay horseedi karto in ay adeeg hufan shacabka gaadhsiiyaan.<\/p>\n<p>&#8211; In shacabku dalku helaan caddaalad sharci, shaqo iyo u sinnaan khayraad waa hiigsiga iyo halbeegga kaliya ee dal u daadihin kara horumar iyo kaalin la mahadiyo.<\/p>\n<p>&#8211; Illaahay fadligii waxaa soo dhammaaday diiwaangelinta shaqaalaha dawladda ee ku sugan xarumaha dhexe iyadoona imika gacanta lagu hayo shaqaalaha hoos yimaada gobolka Maroodijeex, Insha Allah-na dhawaan gobol kale laga bilaabi doonno.<\/p>\n<p>.Waxaa soo bidhaamaya bilowga shaqaale sharaf leh, adeeg raaligelin leh iyo shaqo shuruud leh<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_pe_d _pe_92\" tabindex=\"-1\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_rp_85\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_rp_o\" tabindex=\"-1\">\n<div class=\"_qc_F ms-bg-color-white _qc_G\">\n<hr class=\"_qc_B\" \/>\n<div class=\"_qc_y ms-border-color-neutralLight _qc_z\" tabindex=\"-1\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Hay\u2019adda Shaqaalaha ee Dawladda\u00a0Somaliland oo gacanta ku haysa diwaangelinta shaqaalaha dawladda, ayaa soo gebo gebaysay diwaangelinta iyo madaxtaabashadda diiwaangelinta shaqaalaha Maxkamadaha hoose iyo Sarre ee dalka isla markaana\u00a0\u00a0Gudoomiyaha Maxkamada sarre kulan gaara la qaatay. Guddoomiyaha\u00a0Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda\u00a0Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle, ayaa maanta waxa uu faahfaahin ka bixiyey inay hay\u2019adda uu madaxda ka yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41677,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/Sharmarke-5.jpg?fit=960%2C532&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aQc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41676"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41678,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41676\/revisions\/41678"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}