{"id":41655,"date":"2018-02-17T11:14:07","date_gmt":"2018-02-17T11:14:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41655"},"modified":"2018-02-17T11:14:07","modified_gmt":"2018-02-17T11:14:07","slug":"xukuumada-somaliland-oo-ka-hadashay-iscasilaadii-raysal-wasaarihii-dalka-itoobiya-hailemariam-desalegn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/02\/17\/xukuumada-somaliland-oo-ka-hadashay-iscasilaadii-raysal-wasaarihii-dalka-itoobiya-hailemariam-desalegn\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Iscasilaadii Raysal wasaarihii  dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn"},"content":{"rendered":"<p><span id=\"MainContent_lblArticle\"><span id=\"spnCOntent\">Hargaysa(AN):-Dawlada somaliland ayaa ka hadashay saamaynta ka dhalan karta iscasilaada raysal wasaarihii hore ee dalka Itoobiya\u00a0Hailemariam Desalegn<\/span><\/span><\/p>\n<p>Safiirka somaliland ee dalka Itoobiya Cali Xuseen Ismaaciil (Shoombe) ayaa sheegay inaanay wax dhibaato ah keenayn iscasilaadii raysal wasaarihii dalka Itoobiya, waxaanu xusay in xidhiidhadii wadamada jaarku ay sidoodii ahaanayaan.<\/p>\n<p>Safiir Cali Shoombe ayaa hadalkiisa ku bilaabay \u201c\u201cSida aad ogtihiin itoobiya waa dal guun ah oo kumanaan sanadood \u00a0soo jiray, waana dal ku kala socda sharci iyo kala dambayn, markaa saamayn gaar ah oo ay ku yeelanayso shacabka dalka Itoobiya oo isbadal ahi ma jirto, hawluhu sidoodii ayey u soconayaan, xidhiidhadu<\/p>\n<p><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">sidoodii ayey u jirayaan, raysal wasaaruhun markii uu la tashaday ragii madaxda la ahaa wadankana \u00a0la maamulayey ayuu sameeyey, inaga wadankeena somaliland xidhiidh gaar ah ayeynu leenahay oo sokeeye oo nabadgalyo leh oo siyaasad leh oo dhaqaale leh oo dublamaasiyad leh, hawluhuna sidoodii ayey u soconayaan wax isbadal ah oo ay ku keenayso xidhiidhadi jaarka iyo gobolkaba uma arko inay dhacayso.\u201dayuu yidhi safiir Cali Shoombe oo u waramay Eryal.<\/span><\/span><\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu xusay safiirku inaanay somaliland wax dhibaato ah ka soo gaadhayn is casilaadi raysal wasaarihii itoobiya \u201cSomaliland wax dhibaato ah oo ii muuqda oo ay ku leedahay ma jirto,waa dal aynu jaar nahay oo uu sii wanaagsanaanayo xidhiidhkeenu, xidhiidhkuna \u00a0maaha mid shakhsi ka dhaxeeya ee waa mid ka dhaxeeya labada dawladood iyo labada umadood.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Dawlada somaliland ayaa ka hadashay saamaynta ka dhalan karta iscasilaada raysal wasaarihii hore ee dalka Itoobiya\u00a0Hailemariam Desalegn Safiirka somaliland ee dalka Itoobiya Cali Xuseen Ismaaciil (Shoombe) ayaa sheegay inaanay wax dhibaato ah keenayn iscasilaadii raysal wasaarihii dalka Itoobiya, waxaanu xusay in xidhiidhadii wadamada jaarku ay sidoodii ahaanayaan. Safiir Cali Shoombe ayaa hadalkiisa ku bilaabay \u201c\u201cSida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41658,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41655","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/maxresdefault122.jpg.png?fit=500%2C281&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aPR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41655"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41659,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41655\/revisions\/41659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}