{"id":4134,"date":"2015-01-17T16:10:48","date_gmt":"2015-01-17T16:10:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4134"},"modified":"2015-01-17T16:10:48","modified_gmt":"2015-01-17T16:10:48","slug":"golaha-deegaanka-hargeysa-oo-maanta-fadhi-aan-caadi-ahayn-ka-yeelanaya-isbeddelka-habka-waddo-marista-ee-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/17\/golaha-deegaanka-hargeysa-oo-maanta-fadhi-aan-caadi-ahayn-ka-yeelanaya-isbeddelka-habka-waddo-marista-ee-caasimadda\/","title":{"rendered":"Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Maanta Fadhi Aan Caadi Ahayn Ka Yeelanaya Isbeddelka Habka Waddo-marista Ee Caasimadda"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/XA-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4135\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/XA-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"???????????????????????????????\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa, ayaa Sabtida maanta u ballansan fadhi aan caadi ahayn oo ay kaga wada hadlayaan go\u2019aankii ay ka qaadan lahaayeen faro-gelin ay sheegeen in wasiirka Arrimaha guduhu ku sameeyay waajibaadkooda shaqo ee bulshadu soo dooratay.<\/h2>\n<h2>Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (Xasan Shahar) oo doraad shir jaraa\u2019id ku qabtey xarunta dawladda hoose ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in xildhibaannada Golaha deegaanku maanta ahaan ka shirayaan faro-gelinta uu Wasiir Cali ku sameeyay hawl-maalmeedka dawladda hoose ee Hargeysa, taasi oo ay sheegeen inay ugu dambaysay wax ka beddelka habka waddo-marista ee Hargeysa, taasi oo toddobaadkii hore lagu beddelay amar ka soo baxay Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland \u201cHawsha uu wasiirku faro-geliyey waxay ahayd hawl aanu doonaynay inaanu ilaa afar bilood iclaaminno oo aanu caalamadinno halka baabuurtu ka bilaabmayaan ilaa halka ay ka soo laabayaan calaamadihii yeelato oo ay noqoto wax caddaan ah, oo dadku ka wada dharagsanaado\u201dayuu yidhi, Xildhibaan Xasan Shahar \u201cMudane Wasiir haddii Madaxwaynihii oo musharax ah aad Golaha deegaanka ku kiciso halkii aad Madaxweynaha ka garab istaagi lahayd, markaa waxaanu odhan karnaa si kale ayaad u shaqeynaysaa, waxa caasimadda ka dhaceyna waa laab la kac\u201d<\/h2>\n<h2>Xildhibaanka oo sii hadlaya ayaa sheegay inay Sabtida ka wada hadlaan Golaha deegaanku \u201cSabtida ayaa xildhibaannada Golaha deegaanku ka yeelanayaan fadhi aamn caadi ahayn\u201d ayuu yidhi.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa, ayaa Sabtida maanta u ballansan fadhi aan caadi ahayn oo ay kaga wada hadlayaan go\u2019aankii ay ka qaadan lahaayeen faro-gelin ay sheegeen in wasiirka Arrimaha guduhu ku sameeyay waajibaadkooda shaqo ee bulshadu soo dooratay. Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (Xasan Shahar) oo doraad shir jaraa\u2019id ku qabtey xarunta dawladda hoose ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4135,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4134","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-14G","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4134","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4134"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4134\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4134"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4134"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4134"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}