{"id":41257,"date":"2018-01-31T20:28:30","date_gmt":"2018-01-31T20:28:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41257"},"modified":"2018-01-31T20:28:30","modified_gmt":"2018-01-31T20:28:30","slug":"burco-taliye-ciidan-oo-shil-gaadhi-ku-dhintay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/31\/burco-taliye-ciidan-oo-shil-gaadhi-ku-dhintay\/","title":{"rendered":"Burco: Taliye Ciidan oo Shil gaadhi ku dhintay"},"content":{"rendered":"<p>Taliyihii Ciidanka Nabad-gelyada Waddooyinka Gobolka Togdheer, ayaa ku dhintay Shil-gaadhi oo ka dhacay gudaha Magaalada Burco.<\/p>\n<p>Sarkaalka ayaa waxa meel waddo ah ku jiidhay Gaadhi, isagoo ku guda jira howl-gal shaqo.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline \"><\/div>\n<p>Kabtan Cabdilaahi soo-fadhiiste, ayaa sida la sheegay goobta gaadhigu ku jiidhay u yimi Shil halkaa ka dhacay oo ahaa laba gaadhi oo is-galay.<\/p>\n<p>Madaxda Ciidanka Booliska iyo Wasaarada Arrimaha gudaha ayaa tacsi u diray Qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Sarkaalku.<\/p>\n<p>Qoraal tacsi oo ay soo saartay Wasaarada Arrimaha gudaha ayaa lagu yidhi sidan: Wasiirka Arrimaha Gudaha Md: Mahamed Kaahin Ahmed, Wasiirku Xigeenka Wasarada Arimaha Gudaha Mahamed Muuse Diiriye, Agaasimayaasha Wasarada Cilmi C\/Rahmaan Cashuur Iyo Xasan Nuur Abokor Iyo Dhamaan Shaqaala Waynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Waxay Tacsi tiraanyo leh \u00a0Udiryaan \u00a0dhamaan qoyskii iyo qaraabadi iyo dhamaan ciidanka booliska\u00a0<b>jsl\u00a0<\/b>Gar Ahaan Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka Iyo Dhamaan Shacbiga Somaliland<\/p>\n<p>Ee uu kabaxay Allaha Naxariistii jano haka Waraabiyee Taliyihii Ciidanka Nabedgelyada Wadooyinka Gobolka Togdheer,Marxuum Cabdilaahi Soo Fadhiiste oo caawa ku geeriyoodey Shil Baabuur kadib markii uu Baabuur ku jiidhey,agagaarka \u00a0Huteelka Cigaal isagoo gudanaya Waajibaadkiisa shaqo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii Ciidanka Nabad-gelyada Waddooyinka Gobolka Togdheer, ayaa ku dhintay Shil-gaadhi oo ka dhacay gudaha Magaalada Burco. Sarkaalka ayaa waxa meel waddo ah ku jiidhay Gaadhi, isagoo ku guda jira howl-gal shaqo. Kabtan Cabdilaahi soo-fadhiiste, ayaa sida la sheegay goobta gaadhigu ku jiidhay u yimi Shil halkaa ka dhacay oo ahaa laba gaadhi oo is-galay. Madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41258,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41257","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ttttt15.png?fit=367%2C366&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aJr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41257","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41257"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41257\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41259,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41257\/revisions\/41259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41257"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41257"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41257"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}