{"id":41222,"date":"2018-01-29T15:56:35","date_gmt":"2018-01-29T15:56:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41222"},"modified":"2018-01-29T15:56:35","modified_gmt":"2018-01-29T15:56:35","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-magacaabay-badiba-badhasaabadii-gobolada-dalka-iyo-masuuliyiin-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/29\/madaxweynaha-somaliland-oo-magacaabay-badiba-badhasaabadii-gobolada-dalka-iyo-masuuliyiin-kale\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabay Badiba Badhasaabadii Gobolada Dalka Iyo Masuuliyiin Kale"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa<\/p>\n<p>uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/XM\/WM\/222-30\/012018, uu ku magacaabay 11 masuul.<\/p>\n<p>Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:-<\/p>\n<p>Wareegto Madaxweyne<\/p>\n<p>Magacaabid<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad;<\/p>\n<p>Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;<\/p>\n<p>Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;<\/p>\n<p>Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;<\/p>\n<p>Waxaan Go\u2019aamiyey:<\/p>\n<p>In laga bilaabo taariikhda maanta aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta magacyadoodu hoos ku xusan yihiin:<\/p>\n<p>Tir Magaca Xilka<\/p>\n<p>1. Maxamed Axmed Caalin Yuusuf (Tiimbaro) Guddoomiyaha Gobolka Sanaag<\/p>\n<p>2. Xamse Maxamed Cabdi Axmed Guddoomiyaha Gobolka Togdheer<\/p>\n<p>3. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex<\/p>\n<p>4.Cabdiraxmaan Axmed Cali Muuse Guddoomiyaha Gobolka Awdal<\/p>\n<p>5. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Guddoomiyaha Gobolka Gabiley<\/p>\n<p>6. Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim Guddoomiyaha Gobolka Hawd<\/p>\n<p>7. Axmed Maxamed Xaashi Ducaale Guddoomiyaha Gobolka Saraar<\/p>\n<p>8. Mawliid Maxamed Nuur Warsame Guddoomiyaha Gobolka Salal<\/p>\n<p>9. Maxamuud Warsame Jaamac Cali Afhayeenka Madaxweynaha<\/p>\n<p>10.Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamuud La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada<\/p>\n<p>11. Khadar Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jawhar Guddoomiye Ku-xigeenka Hay&#8217;adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka<\/p>\n<p>Gobollada Saaxil, Sool, Badhan, Daadmadheed, Buuhoodle iyo Xaysimo waxa xilka guddoomiyenimo sii ahaanaya Guddoomiyeyaasha hadda xilka haya.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta xilka wareejinaya waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii Qaran muddadii ay xilka Qaranka hayeen.<\/p>\n<p>ALLAA MAHAD LEH<\/p>\n<p>Muuse Biixi Cabdi<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/XM\/WM\/222-30\/012018, uu ku magacaabay 11 masuul. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41169,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41222","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/MBC-FOR-PRESIDENT.png?fit=1025%2C646&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aIS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41222","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41222"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41223,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41222\/revisions\/41223"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}