{"id":41200,"date":"2018-01-25T22:20:42","date_gmt":"2018-01-25T22:20:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41200"},"modified":"2018-01-25T22:20:42","modified_gmt":"2018-01-25T22:20:42","slug":"degshil-argagax-leh-oo-goor-dhawayd-ka-dhacay-gudaha-magaalada-hargaysatirada-dhimashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/25\/degshil-argagax-leh-oo-goor-dhawayd-ka-dhacay-gudaha-magaalada-hargaysatirada-dhimashada\/","title":{"rendered":"Deg:Shil Argagax leh Oo Goor-dhawayd ka dhacay Gudaha Magaalada Hargaysa+Tirada Dhimashada"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa \u00a0(AN) Ugu yaraan Saddex qof\u00a0 \u00a0ayaa ku dhintey laba kalena way dhaawacmeen ka dib markii \u00a0laba gaadhi isku dhaceen Wadada Wadnaha ee Magaalada Hargaysa ,Gaar ahaan inta udhaxaysa Dahabshiil Gar-gaar ilaa Kaalinta .<\/p>\n<p>\u201c gaadhi Nooca Looyaqaan Suzuki oo Xaware aad usareeya kusocda \u00a0\u00a0waxay isku dhaceen gaadhi Surf ah oo yaalay Xiligu Shilku dhacay agagaarka Kaalinta Cajab , isla markaana uu ku dhacay ka kale\u201d ayuu yidhi sarkaal ka tirsan ciidanka nabadgelyada wadooyinka oo aanu weydiinay sababta keentay shilkani gaadhi.<\/p>\n<p>Allaha unaxariistee Saddexda marxum ee ku geeriyooday shilka ayaa saarnaa gaadhiga Suzuki.<\/p>\n<p>Waxaana lageeyey Maydki Iyo dhaawaciiba Cisbitalka,Sidoo kale waxaa goobtii shilka soo gaadhay ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka ,Iyo Kuwa Dabdamiska<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Source Ardaamedia.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa \u00a0(AN) Ugu yaraan Saddex qof\u00a0 \u00a0ayaa ku dhintey laba kalena way dhaawacmeen ka dib markii \u00a0laba gaadhi isku dhaceen Wadada Wadnaha ee Magaalada Hargaysa ,Gaar ahaan inta udhaxaysa Dahabshiil Gar-gaar ilaa Kaalinta . \u201c gaadhi Nooca Looyaqaan Suzuki oo Xaware aad usareeya kusocda \u00a0\u00a0waxay isku dhaceen gaadhi Surf ah oo yaalay Xiligu Shilku dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41200","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aIw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41200","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41200"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41200\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41201,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41200\/revisions\/41201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}