{"id":41141,"date":"2018-01-22T16:54:15","date_gmt":"2018-01-22T16:54:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41141"},"modified":"2018-01-22T16:54:15","modified_gmt":"2018-01-22T16:54:15","slug":"daawo-madaxweyne-kuxigeenka-somaliland-oo-gaadhay-tukoraq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/22\/daawo-madaxweyne-kuxigeenka-somaliland-oo-gaadhay-tukoraq\/","title":{"rendered":"Daawo Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Gaadhay Tukoraq"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Tuka-rag(AN):-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) \u00a0iyo wefti oo hoggaaminayo ayaa kulan la qaatay Odayaasha iyo Waxgaradka deegaanka Tuka-raq oo ka tirsan gobolka Sool, Odayaasha iyo Waxgaradka deegaanka Tuka-raq ayaa ka waramay baahiyaha kala duwan ee ka jira deegaanka Tuka-raq oo aanay hore u gaadhin dawladnimada Somaliland.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\u00a0Caaqil Faysal Muuse Diiriye, Caaqil Cabdirashiid Cabdi Aabbe \u00a0iyo Caaqil Maxamud Axmed Ducaale (Wilyan) oo ka mid ah odayaasha deegaankaasi ayaa ku dheeraaday baahiyaha deegaanka Tuka-raq iyo Xaaladda deegaanka guud ahaanba.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Odayaasha deegaankani ayaa maamulkii hore ee Puntland ku sifeeyay dhiigmiirato aan bulshada Tuka-raq kusoo celin cashuuraha ka soo xerooda Kastamka Tuka-raq balse waxa ay sheegeen in lacagtaasi lagu dhisi jiray magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Wasiirka Wasaaradda \u00a0horumarinta khayraad biyaha Saleebaan Cali Koore ayaa si wadajir ah u balanqaaday inay Xukumadda Somaliland \u00a0wax ka qaban doonto baahiyaha isbiirsaday ee degmada Tuka-raq.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Madaxweyne Ku xigeenka ayaa isna balanqaaday in dayactir lagu sameyn doonno dugsiga deegaanka Tuka-raq loonna dhisi doonno goob caafimaad oo MCH ah, taasi oo ay yeelan doonto magaaladda Tuka-raq waxaannu yidhi \u201c Waxaa aan balan qaadaynaa in MCH-gan la weyneeyo oo qaybtii dhalaanka iyo \u00a0umulaha lagu kordhiyo, Waxaannu kale oo aanu u sidnaa dawooyin ay noogu deeqday hay\u2019adda ARC oo runtii gobolka sool wax badan nalaga qabatay \u201d.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici \u00a0\u00a0ayaa daawooyin loogu talo galay ka hor taga shubanka iyo daawooyin kale ku wareejiyay \u00a0maamulka caafimaadka ee deegaanka Tuka-raq kuwaasi oo ay ku deeqday hay\u2019adda ARC.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Gebagebaddii Kormeerka Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda \u00a0Somaliland ayaa dhagax dhigay mashaariic horumarineed kuwaasi oo ay ka mid yihiin MCH-ka Tuka-raq iyo dayactir lagu samayn doonno \u00a0\u00a0dugsiga hoose ee deegaanka tuka-raq.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Y2YdpAa3Cpo\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BVH3_ilVpE0\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tuka-rag(AN):-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) \u00a0iyo wefti oo hoggaaminayo ayaa kulan la qaatay Odayaasha iyo Waxgaradka deegaanka Tuka-raq oo ka tirsan gobolka Sool, Odayaasha iyo Waxgaradka deegaanka Tuka-raq ayaa ka waramay baahiyaha kala duwan ee ka jira deegaanka Tuka-raq oo aanay hore u gaadhin dawladnimada Somaliland. \u00a0Caaqil Faysal Muuse Diiriye, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41141","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aHz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41141","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41141"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41141\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41143,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41141\/revisions\/41143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41141"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41141"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41141"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}