{"id":41131,"date":"2018-01-22T11:56:41","date_gmt":"2018-01-22T11:56:41","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41131"},"modified":"2018-01-22T11:56:41","modified_gmt":"2018-01-22T11:56:41","slug":"daawo-cali-sandule-oo-kudhawaaqay-in-u-sharaxan-yahay-gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-iyo-qoddobo-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/22\/daawo-cali-sandule-oo-kudhawaaqay-in-u-sharaxan-yahay-gudoomiyaha-xisbiga-kulmiye-iyo-qoddobo-kale\/","title":{"rendered":"Daawo Cali Sandule Oo Kudhawaaqay In U Sharaxan yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Qoddobo kale"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Siyaasiga Cali Xasan Maxamuud oo kamid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Sool, xilal kala duwanna ka soo qabtay Xukumadihii dalka soo maray, ayaa sheegay inuu u sharaxan yahay Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas.<\/p>\n<p>Cali Xasan Maxamuud oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in hankiisu ku salaysan aragti iyo qorshe lagu mideynayo Dalka, kaasoo uu sheegay inuu ka turjumayo wada-lahaanshiyaha Somaliland.<\/p>\n<p>Halkan Ka Daawo Muuqaalka<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XZDL8eWZ-uU\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Siyaasiga Cali Xasan Maxamuud oo kamid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Sool, xilal kala duwanna ka soo qabtay Xukumadihii dalka soo maray, ayaa sheegay inuu u sharaxan yahay Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas. Cali Xasan Maxamuud oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in hankiisu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41132,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41131","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/cali-sandule.png?fit=467%2C355&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aHp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41131","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41131"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41133,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41131\/revisions\/41133"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41132"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}