{"id":4113,"date":"2015-01-17T15:56:22","date_gmt":"2015-01-17T15:56:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4113"},"modified":"2015-01-17T15:56:22","modified_gmt":"2015-01-17T15:56:22","slug":"togdheer-wafti-ballaadhan-oo-ka-socda-xildhibaanada-golaha-degaanka-sheffield-oo-booqday-jaamacada-burco-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/17\/togdheer-wafti-ballaadhan-oo-ka-socda-xildhibaanada-golaha-degaanka-sheffield-oo-booqday-jaamacada-burco-sawiro\/","title":{"rendered":"Togdheer: Wafti Ballaadhan Oo Ka Socda Xildhibaanada Golaha Degaanka Sheffield Oo Booqday Jaamacada Burco. +Sawiro"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/DSCF3233-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4114\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/DSCF3233-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"DSCF3233-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Wafti balaadhan oo ka socday Golaha deegaanka Sheffield \u00a0oo booqasho ku joogay maanta magaalada Burco, ayaa Booqday Meelo Badan Oo Muhiima oo Kamida Magaalada Burco,Waxaana Waftigaasi Si Weyn Usoo dhaweeyay Una Qaabilay Xildhibaan Mubarak Bidhi, iyagoona wafitigu booqashooyin ku soo maray Jaamacada Burco, iskuulka Sheekh Ibrahim, iyo xaafada Shefeild ee magaaladda Burco.<\/h2>\n<h2>\u00a0Waftiga oo Ka Koobnaa Sadex Xildhibaan Oo Kamida Golaha Deegaanka Shefeild Oo Kala Ahaa Mr:Nial Gibson, Counceler Qurban Hessein iyo Mohamed Macruuf, Marwo: Kaltuun Mohamed Hussein Iyo Cabdinaasir oo ka Mida Saraakiisha Wasaarada Arimaha Debada. Waxaana Si weyn usoo dhaweeyay isla markaana horkacayay xildhibaan Mubarak Yusuf Cilmi Bidhi oo waftiga si weyn ugu soo dhaweeyay magaalada Burco,<\/h2>\n<h2>Waftiga Oo booqashadii ugu horeysay saaka ku tagay Jaamacada Burco ayaa waxa halkaasi si weyn ugu dhaweeyay Maamulka, Macalimiinta Iyo ardayda Jaamacada Burco, Waxaana Waftigu ay Ardayda Kulan kula Qaateen Hoolka Weyn ee jaamacada Burco,<\/h2>\n<h2>Gudoomiyaha Jaamacada Burco Prof:Saleebaan Dirir Ayaa aad usoo dhaweeyay una mahadceliyay xildhibaanada Reer shefeild Iyo waftiga ay hogaaminayeen Waxaana hadaladiisii kamid ahaa \u201d<\/h2>\n<h2>Waxa kale oo isna halkaasi ka hadlay xildhibaan mubaraka yuusuf cilmi Bidhi waxaaana uu yidhi\u201d<\/h2>\n<h2>Wasiiru dawlaha wasaarada Maaliya Cismaan Saxardiida Cadaani oo Isna Goobtaasi ka hadlay ayaa mahadnaq Balaadhan usoo jeediyay Xildhibaanadii reer shefeild ee aqoonsiga usoo hoysay Somaliland Waxaana hadaladiisii ka mid ahaa<\/h2>\n<h2>Mr: Nial Gibson, iyo Mohamed Hussein oo iyaguna Goobta kula Hadlay ardayda ayaa ku dheeraaday Horumarka ay ku talaabsatay Somaliland iyagoona aad ugu mahad celiyay Dareenka Kalgacaltooyo ee ay bulshada Burco Ku soo Dhaweeyeen,<\/h2>\n<h2>Ugu danbtiina Marwo Kaltuun Maxamed Xuseen oo la socotay Waftiga ayaa ku Waano Iyo Talooyin Lama Ilaawaana usoo jeedisay Boqollaalkii arday ee Goobta Ku soo Dhaweeyay<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafti balaadhan oo ka socday Golaha deegaanka Sheffield \u00a0oo booqasho ku joogay maanta magaalada Burco, ayaa Booqday Meelo Badan Oo Muhiima oo Kamida Magaalada Burco,Waxaana Waftigaasi Si Weyn Usoo dhaweeyay Una Qaabilay Xildhibaan Mubarak Bidhi, iyagoona wafitigu booqashooyin ku soo maray Jaamacada Burco, iskuulka Sheekh Ibrahim, iyo xaafada Shefeild ee magaaladda Burco. \u00a0Waftiga oo Ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4114,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-14l","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4113"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4113\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}