{"id":41080,"date":"2018-01-18T14:23:59","date_gmt":"2018-01-18T14:23:59","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41080"},"modified":"2018-01-18T14:23:59","modified_gmt":"2018-01-18T14:23:59","slug":"waa-sidee-xaalada-magaalada-tukoraq-dagaalka-kadib-halkan-muuqaal-ka-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/18\/waa-sidee-xaalada-magaalada-tukoraq-dagaalka-kadib-halkan-muuqaal-ka-daawo\/","title":{"rendered":"Waa Sidee Xaalada Magaalada Tukoraq Dagaalka Kadib? Halkan Muuqaal Ka Daawo"},"content":{"rendered":"<p>Laascanood. 17 Jan,2018(Ardaamedia.com):-Magaalada Tukoraq Ee Gobolka Sool ayay dhawaan la wareegeen Gacan Kuhaynteeda Ciidamada Somaliland .kadib markii dagaal\u00a0 saacado kooban\u00a0 socday ku dhexmaray Ciidamo ka amar qaata \u00a0maamulka puntland oo halkaasi kusuganaa<\/p>\n<p>Waxa Sidoo kale degaanka Tukoraq gaadhay \u00a0Wefti isugu jira Wasiirro iyo Xildhibaano \u00a0ka socda Dawladda Somaliland<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline \"><\/div>\n<p>Weftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Biyaha Somaliland Saleban Cali Koore , kana mid yihiin Xildhiban Cabdiqaadir Indho-indho oo kamid ah Golaha Guurtida, ayaa sidoo kale booqday Saldhigyada Ciidanka ee jiidaasi qaarkood, halkaasoo ay kula kulmeen Saraakiisha Ciidamada iyo DadKa Deegaanka oo ay ku booriyeen inay ka wada shaqeeyaan Ilaalinta nabad-gelyada iyo xasiiloonida deegaanka.<\/p>\n<p>Weftigan ayaa socdaalkoodu la xidhiidhaa xaqiiqo-raadin Ku saabsan xaalada deegaankaasi iyo sidii ay ugu kuur-geli lahaayeen.<\/p>\n<p>Hore waxa Magaalada Tuka-raq u booqday madaxda Maamulka Gobolka Sool markii Ciidanku halkaa gaadhay kormeer indho indhayn ku tegay , iyadoo ay Saraakiisha Wasaarada Maaliyada ee Gobolka Sool sheegeen inay dib u furayaan Kastamka Cashuuraha ee Magaaladaas ku yaalla oo ay Maamulka puntland gacanta Ku hayeen<\/p>\n<p>.<\/p>\n<h3>Hadaba waa side xaalada degaanka Tukoraq?<\/h3>\n<p>Waxa khadka telophoneka\u00a0Ugu\u00a0\u00a0waramay\u00a0\u00a0Warbaahinta Ardaa\u00a0Maxamed Cabdi Maxamuud oo ah\u00a0Ganacsade Jooga Magaalada Tukoraq,waxaanu si faahfaahsan uga warbixiyey xalada xilagan<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GJe1D1RmD6o\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Source Ardaamedia.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascanood. 17 Jan,2018(Ardaamedia.com):-Magaalada Tukoraq Ee Gobolka Sool ayay dhawaan la wareegeen Gacan Kuhaynteeda Ciidamada Somaliland .kadib markii dagaal\u00a0 saacado kooban\u00a0 socday ku dhexmaray Ciidamo ka amar qaata \u00a0maamulka puntland oo halkaasi kusuganaa Waxa Sidoo kale degaanka Tukoraq gaadhay \u00a0Wefti isugu jira Wasiirro iyo Xildhibaano \u00a0ka socda Dawladda Somaliland Weftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Biyaha Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41081,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/tukee.jpg?fit=310%2C174&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aGA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41082,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41080\/revisions\/41082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41081"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}