{"id":41055,"date":"2018-01-16T12:33:42","date_gmt":"2018-01-16T12:33:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41055"},"modified":"2018-01-16T12:33:42","modified_gmt":"2018-01-16T12:33:42","slug":"daawo-madaxweynaha-somaliland-oo-safarkiisii-labaad-ugu-amba-baxay-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/16\/daawo-madaxweynaha-somaliland-oo-safarkiisii-labaad-ugu-amba-baxay-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Safarkiisii Labaad Ugu Amba-baxay Dalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Hargeysa()Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16\/01\/2018 safar shaqo \u00a0oo qaadan doona maalmo kooban ugu ambo-baxay dalka Itoobiya.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa daba socda marti-qaad rasmi ah oo uu usoo diray ra\u2019isal wasaaraha \u00a0dalka Itoobiya Hailemariam Desalegne, waxaana sida qorshuhu yahay uu madaxweynuhu la kulmi doonaa ra\u2019isal wasaaraha Dalkaasi, iyada oo kulankaasna diiradda lagu saari doono xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Madaxweynaha, ayaa waxa safarkiisa ku wehelinaya xubno ay kamid yihiin:<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpFirst\">1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Mudane Maxamed Kaahin Axmed<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalxiiska Somaliland,\u00a0 Mudane Maxamuud Xasan Sacad<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud xiir (Faratoon)<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">4.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland, Dr Sacad Cali Shiire oo weftiga kaga Biiri doona Dalka Itoobiya.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">5.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland, Sareeye Gaas, Nuux Ismaaciil Taani.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZzSmx8Y_mTQ\" width=\"854\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa()Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16\/01\/2018 safar shaqo \u00a0oo qaadan doona maalmo kooban ugu ambo-baxay dalka Itoobiya. Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa daba socda marti-qaad rasmi ah oo uu usoo diray ra\u2019isal wasaaraha \u00a0dalka Itoobiya Hailemariam Desalegne, waxaana sida qorshuhu yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41056,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41055","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/IMG_0001.jpg?fit=800%2C533&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aGb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41055","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41055"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41055\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41057,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41055\/revisions\/41057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41056"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41055"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41055"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41055"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}