{"id":41025,"date":"2018-01-14T09:17:06","date_gmt":"2018-01-14T09:17:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=41025"},"modified":"2018-01-14T10:19:34","modified_gmt":"2018-01-14T10:19:34","slug":"iiraan-oo-ku-eedeeysay-mareykanka-in-uu-minj-xaabinayo-heshiiska-niyukleerka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/14\/iiraan-oo-ku-eedeeysay-mareykanka-in-uu-minj-xaabinayo-heshiiska-niyukleerka\/","title":{"rendered":"Iiraan oo ku eedeeysay Mareykanka in uu minj xaabinayo heshiiska Niyukleerka"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Iiraan ayaa sheegatay guul, iyada oo sida ay sheegtay dowladda Iiraan ay Mareykankanka ku guuldaraysteen in ay minja xaabiyaan heshiiska caalamiga ah ee Niyukleerka Iiraan.<br \/>\nMadaxwayne Xassan Ruuxaani ayaa sheegay in madaxwayne Trump uu marar badan isku dayay in uu minja xaabiyo heshiiska ,balse caalamka ay ka hor yimaadeen Mareykanka.<br \/>\nHeshiiskani ayaa Iiraan ugu baaqaya in ay xaddido barnaamijkeeda Niyukleera.<br \/>\nDalka Iiraan ayaa waxa ay ku badasheen Xaddidaada barnaamijkeeda Niyukleerka in laga qaado cunaqabateenada saarnaa.<br \/>\nIiraan: Tallaabo ayaan ka qaadi doonaa dadkii dhisay dhismayaasha dumay<br \/>\nIiraan oo tijaabisay gantaal cusub<br \/>\nMadaxweynaha Iiraan oo digniin u jeediyay Mareykanka<br \/>\nMaalinkii Sabtida,Madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa qadka taleefoonka kula hadlay rai&#8217;sul wasaraha Israail Benjamin Netanyahu, oo uu kala hadlay muhimada ay leedahay in heshiiskan la dhowro.<br \/>\nToddobaadkii aanu soo dhaafnay Mr Trump ayaa isaga oo ka cagajiidaya aqbalay in heshiiskani la dhowro muddo dhowr bilood ah.<br \/>\nBalse madaxwaynaha Mareykanka ayaa ugu baqay wadamada midowga Yurub oo heshiiska qayb ka ah in ay qasab tahay in wax laga badalo heshiiska .<br \/>\nMadaxawyne Trump ayaa ku hanjabay in heshiiska uu ka bixi doono haddii aan isbadal lagu samayn<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Iiraan ayaa sheegatay guul, iyada oo sida ay sheegtay dowladda Iiraan ay Mareykankanka ku guuldaraysteen in ay minja xaabiyaan heshiiska caalamiga ah ee Niyukleerka Iiraan. Madaxwayne Xassan Ruuxaani ayaa sheegay in madaxwayne Trump uu marar badan isku dayay in uu minja xaabiyo heshiiska ,balse caalamka ay ka hor yimaadeen Mareykanka. Heshiiskani ayaa Iiraan ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41026,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-41025","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ir.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aFH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41025","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=41025"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41025\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":41027,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/41025\/revisions\/41027"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=41025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=41025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=41025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}