{"id":40930,"date":"2018-01-08T16:18:07","date_gmt":"2018-01-08T16:18:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40930"},"modified":"2018-01-08T18:50:02","modified_gmt":"2018-01-08T18:50:02","slug":"hayadda-shaqaalaha-dawladda-too-tijaabisay-qalabkii-diiwaangelinta-shaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/08\/hayadda-shaqaalaha-dawladda-too-tijaabisay-qalabkii-diiwaangelinta-shaqaalaha\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Shaqaalaha Dawladda too Tijaabisay Qalabkii Diiwaangelinta Shaqaalaha"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Markii Hay\u2019addaasi La Aasaasay 23 Ka Dib, Ay Maanta U Suurto Gashay Inay Keenaan Qalab Casri Oo Lagu Sugaayo Shaqaalaha Dawladda Si Shaqaalaha Caaglaysiga Meesha Looga Saaro<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle iyo Guddida Xafiiska shaqaalaha dawladda oo dhawaan dalka ka bilaabaya Mashruuca \u00a0Tirinta, Tayeynta iyo Diwaangelinta dib u habaynta \u00a0iyo madax taabashadda ee shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa maanta Xafiiskooda ku soo bandhigay Qalabka Casriga ee lagu sugi doono shaqaalaha Rasmiga ee Dawladda Somaliland si looga saaro meesha shaqaalaha loo yaqaan Caaglaysiga iyo shaqaalaha\u00a0 dhawrka mushahaar dawladda ka qaata<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo faahfaahin ka bixinaaya qalabkan casriga ee Hay\u2019adda Shaqaalaha u suurto galay inay dalka keenaan markii u horaysay si loo loo sugo tiradda, tayadda iyo diwaanka shaqaalaha Dawladda ee Somaliland waxa qoraal uu ka soo saaray qalabkan ay keenaan uu ku u dhignaa sidan.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">-Waxaanu maanta tijaabadii u dambaysay ka qaadnay qalabka casriga ah ee caaglaha \u201cGhost Workers\u201d shaqaalaha lagaga qaban doono, arintan ayaana meesha ka saari doonta cid walba oo laba meelood isku dayi jirtay in ay ka mushahaar qaadato \u201cDouble payroll\u201d sidoo kalena si cilmiyaysan u soo ogaan doonta tirada rasmiga ah ee shaqaalaha dawladda.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">&#8211; Tirintan ayaa sahli doonta in shaqaalaha la tayyeeyo sidoo kalena waxaa si dhab ah u soo bixi doonna baahida jirta ee shaqo , iyadoona albaabka u furi doonta in shaqaale tiro badan la qaato kuwaas oo ku salaysan baahi qoran oo waajibaadkeedii wadata \u201cTOR\u201d<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">&#8211; Qalabka bu\u2019da isha lagu sawirayo \u201cIiris Recognition Technnology\u201d iyo midka summada farta dheegaya \u201cFinger Prints\u201d ayaa dhammaad u noqon doona madax-tiris dambe iyadoona meesha ka saari doonta shaqaalaha aan aan jirin ee dhoofay ama dhintay lakiin wali miisaaniyada ku jira<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">&#8211; Waxaa sidoo kale shaqaalaha dawladda loo samayn doonna aqoonsi &#8220;ID card\u201d kaasi oo wax badan ka anfici doonna isagoona noqon doona ugu dambaynta midka ay mushaharkooda baanka kaga qaadan doonnaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Markii Hay\u2019addaasi La Aasaasay 23 Ka Dib, Ay Maanta U Suurto Gashay Inay Keenaan Qalab Casri Oo Lagu Sugaayo Shaqaalaha Dawladda Si Shaqaalaha Caaglaysiga Meesha Looga Saaro Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle iyo Guddida Xafiiska shaqaalaha dawladda oo dhawaan dalka ka bilaabaya Mashruuca \u00a0Tirinta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40930","post","type-post","status-publish","format-standard","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aEa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40930"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40931,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40930\/revisions\/40931"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}