{"id":4089,"date":"2015-01-16T20:07:17","date_gmt":"2015-01-16T20:07:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4089"},"modified":"2015-01-16T20:07:17","modified_gmt":"2015-01-16T20:07:17","slug":"ururka-solja-oo-cambaaraynayaa-xayiraada-cusub-ee-la-saaray-wargeyska-hubaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/16\/ururka-solja-oo-cambaaraynayaa-xayiraada-cusub-ee-la-saaray-wargeyska-hubaal\/","title":{"rendered":"Ururka SOLJA Oo Cambaaraynayaa Xayiraada Cusub ee la saaray Wargeyska HUBAAL"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Uruka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, oo ah urur u taagan difaaca Saxaafadda iyo Xoriyatal Qawlka, waxa uu Cambaaraynayaa Xayiraada Cusub ee la saaray Wargeyska HUBAAL, iyada oo Maxkamadda Gobolka Hargeysi muddo laba jeer ah ka soo saartay amarro xayiraad ka qaadis ah, balse iyadoo aan loo cuskan wax asbaab ah ay Maxkamadda Racfaanku dib u saartay Xayiraad Cusub.<!--more--><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa 13\/12\/2014 xayiraad saartay wargeyska HUBAAL, sagaal bilood kadib markii xeer-ilaalinta Gobolka Hargeysi ay hor keeni waayeen wax eedo ah ayaa Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hargeysi uu soo saartay Taariikhdu markay ahayd 25\/8\/2014, Amar Xayiraad ka qaadi ah, oo lagu fasaxayo Wargeyska Hubaal, hase yeeshee, maalin ka dib oo taariikhdu ahayd 26\/8\/2014, uu Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Hargeysi uu mar kale saaray wargeyska Hubaal, Xayiraad uu ku tilmaamay ku\u00a0 meel gaadh.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">11\/1\/2015 ayay mar kale Maxkamada Gobolka Hargeysi Kiiska Hubaal kasoo saartay Qaraaro iskugu jira Oodis Kiis iyo Xayiraad ka qaadis, maalin ka dib 12\/01\/2015-ka, ayaa\u00a0 maxkamadda Racfaanku ku celisay Xayiraad Bilaa asabaab ah.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Guntii iyo gunaanadkii waxaanu usoo jeedinaynaa Nidaamka Garsoorka ee Somaliland inay ku dhaqmaan Xeerka saxaafadda 27\/2004 iskuna ixtiraamaan qaraarada sida sharciga ah uga soo baxa waaxyaheeda, markasna ay maskaxda ku hayaan inay cadaadad u falaan bulshada.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Xukuumadda Somaliland waxaanu \u00a0usoo jeedinaynaa in ay Xoriyadiisii usoo celiso Wargeyska Hubaal iyo wargeyska kale ee Haatuf si aynaan ugu sifoobin Qaran ku tuntay xoriyadii hadalka oo ah mid asaasi ah, Dastuurka Somaliland-na u damaanad qaaday muwaadiniintiisa.<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b>ALLAA MAHAD LEH<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\" align=\"center\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>GUDOOMIYAHA URURKA SOLJA<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\"><b>MAXAMUD CABDI JAMAC (XUUTO)<\/b><\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Arabsiyonews.net<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">Hargaysa Desk<\/p>\n<p class=\"ecxMsoNormal\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Uruka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, oo ah urur u taagan difaaca Saxaafadda iyo Xoriyatal Qawlka, waxa uu Cambaaraynayaa Xayiraada Cusub ee la saaray Wargeyska HUBAAL, iyada oo Maxkamadda Gobolka Hargeysi muddo laba jeer ah ka soo saartay amarro xayiraad ka qaadis ah, balse iyadoo aan loo cuskan wax asbaab ah ay Maxkamadda Racfaanku dib u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":349,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4089","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-13X","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4089"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4089\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}