{"id":40882,"date":"2018-01-06T14:51:30","date_gmt":"2018-01-06T14:51:30","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40882"},"modified":"2018-01-06T14:51:30","modified_gmt":"2018-01-06T14:51:30","slug":"daawo-sarkaal-hore-loogu-dhawaacay-magalada-hargaysa-oo-xalad-cafimaad-kadib-dalka-lagu-soo-dhaweeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/06\/daawo-sarkaal-hore-loogu-dhawaacay-magalada-hargaysa-oo-xalad-cafimaad-kadib-dalka-lagu-soo-dhaweeyey\/","title":{"rendered":"Daawo Sarkaal Hore Loogu Dhawaacay Magalada Hargaysa Oo Xalad Cafimaad Kadib Dalka Lagu Soo Dhaweeyey"},"content":{"rendered":"<div>\n<p>Hargaysa(AN):-Taliyihii Saldhiga Xaafadda Qudhac Dheer Ee Koonfurta Hargeysa Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Kayd Aw Muxumed Halab, ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib Dhaawac Rasaas haleeshay isaga oo hawlgal shaqo ku jiray ka soo gaadhay mudo 10 Bilood ahayd oo Xaalad Caafimaad oo loogu dalka dibaddiisa ugu maqnaa.<\/p>\n<p>Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Kayd Halab, Aw Muxumed, waxa uu u mahadceliyey gacanta ay xaaladdiisa Caafimaad ee dalka dibaddiisa loogu qaaday uu ka qaatay Tali<span class=\"x_gmail-text_exposed_show\">yaha Ciidanka Bileyska ee Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo Saraakiisha kala duwan ee Bileyska Somaliland<\/span><\/p>\n<div class=\"x_gmail-text_exposed_show\">\n<p>Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Kayd Halab, waxaana kale oo uu u mahadceliyey dhamaan Bulshadda reer Somaliland ee Ganacsatadda, Culimadda iyo dadweynaha reer Somaliland ee gacanta ka geysatay Xaaladda Caafimaad ee uu dalka dibaddiisa uga soo laabtay mudo 10 Bilood ah ka dib markii isaga oo hawlgal shaqo isaga oo ku jira Rasaas Caloosha kaga dhacaday dhaawacii soo gaadhay oo dalka gudihiisa wax lagaga qaban waayey Itoobiya lagu soo daaweeyey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-QA9GT-P0hc\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Taliyihii Saldhiga Xaafadda Qudhac Dheer Ee Koonfurta Hargeysa Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Kayd Aw Muxumed Halab, ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib Dhaawac Rasaas haleeshay isaga oo hawlgal shaqo ku jiray ka soo gaadhay mudo 10 Bilood ahayd oo Xaalad Caafimaad oo loogu dalka dibaddiisa ugu maqnaa. Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Kayd Halab, Aw Muxumed, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40883,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40882","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/taliyaha-ciidanka.png?fit=389%2C396&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aDo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40882"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40884,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40882\/revisions\/40884"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40883"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}