{"id":40857,"date":"2018-01-03T17:12:14","date_gmt":"2018-01-03T17:12:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40857"},"modified":"2018-01-03T17:12:14","modified_gmt":"2018-01-03T17:12:14","slug":"wasiirka-arimaha-gudaha-somaliland-oo-kormeeray-xarumaha-ciidamada-booliska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/03\/wasiirka-arimaha-gudaha-somaliland-oo-kormeeray-xarumaha-ciidamada-booliska\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Kormeeray  Xarumaha Ciidamada Booliska"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL\u00a0\u00a0 Mudane Maxamed Kaahin Axmed\u00a0 Ayaa\u00a0\u00a0 Saaka\u00a0 Kormeer\u00a0 Ku\u00a0\u00a0 Kala Bixiyey\u00a0\u00a0 Talisyada Ciidamada\u00a0 Boliska\u00a0 Ee Qaranka Somaliland Si Loo Dardar Galiyo\u00a0 Hawlaha\u00a0 Amaanka Xogogaal Uu\u00a0 Ugu\u00a0 Noqdo\u00a0 Baahiyaha\u00a0 Ciidanka.<\/p>\n<p>Wasiirka\u00a0 Oo\u00a0 Kormeerkiisan\u00a0 Uu Ku\u00a0\u00a0 Wehelinaayey\u00a0 Taliyaha\u00a0 Ciidamada\u00a0\u00a0 Boliska\u00a0 Sareeye Guuto\u00a0 Cabdillaahi\u00a0 Fadal Iimaan\u00a0\u00a0\u00a0 Ayaa\u00a0 Kormeer\u00a0 Xogogal U\u00a0 Noqosho Ah\u00a0 Ku Maray\u00a0 Xarunta\u00a0 Taliska Ciidanka Birmadka, Turba-Taariyada ,\u00a0 Iyo\u00a0 Taliska\u00a0 Guud Ee\u00a0 Dhawaan Ciidanka\u00a0 Loo Dhisay\u00a0\u00a0 Halkaasi\u00a0 Oo\u00a0 Shir Uu\u00a0\u00a0 Kula\u00a0 Qaatay\u00a0 Saraakiisha\u00a0 Ciidamada\u00a0\u00a0 Boliska.<\/p>\n<p>Wasiirka\u00a0 Iyo \u00a0Taliyaha\u00a0 Ayaa\u00a0\u00a0 Kormeerkooda\u00a0 Ka\u00a0\u00a0 Bilaabay\u00a0\u00a0 Xarunta\u00a0 Ex- Turba Taariyada\u00a0 Ee CID-Da\u00a0 Halkaasi\u00a0 Oo\u00a0 Wasiirku\u00a0\u00a0 Uu\u00a0 Xog\u00a0 Waran\u00a0 Kaga\u00a0 Dhagaystay\u00a0\u00a0\u00a0 Masuuliyiinta Iyo\u00a0 Ciidan\u00a0\u00a0 CPU Ee\u00a0 Xaruntaasi\u00a0 Ka\u00a0\u00a0 Hawl\u00a0 Gala,\u00a0 Iyaga Oo Ka\u00a0 Xog\u00a0 Waramay\u00a0 Siyaabaha\u00a0\u00a0 Kala\u00a0 Duwan\u00a0 Ee Ay\u00a0 Qaranka Ugu\u00a0 Shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Dhinaca\u00a0 Kale\u00a0 Taliyaha\u00a0 Ciidanka Iyo\u00a0 Wasiirka\u00a0 Oo Wada Socda\u00a0 Waxa\u00a0 Ay\u00a0 U\u00a0 Sii\u00a0 Dhaafeen\u00a0 Xarunta\u00a0\u00a0 Taliska Ciidanka\u00a0 Birmadka\u00a0\u00a0 Halkaasi\u00a0 Oo\u00a0 Ay\u00a0\u00a0 Salaan\u00a0 Kaga\u00a0 Qaateen\u00a0\u00a0 Cutubyo\u00a0 Ka\u00a0 Tirsan\u00a0 Ciidanka\u00a0\u00a0 Qaranka\u00a0 Waxaana Ugu\u00a0\u00a0 Horeyn\u00a0 Halkaasi\u00a0 Ka\u00a0 Hadlay\u00a0 Taliyaha\u00a0\u00a0 Ciidamada\u00a0\u00a0 Boliska\u00a0 S\/Guuto Cabdilaahi\u00a0 Fadal Iimaan Waxaana\u00a0 Hadaladiisa\u00a0 Kamid\u00a0 Ahaa :-<\/p>\n<p>\u201c Wasiir\u00a0\u00a0 Ciidanka\u00a0 Hortaada Taagan\u00a0 Waxa Uu Ka\u00a0 Kooban Yahay\u00a0\u00a0 Ciidanka\u00a0\u00a0 RRU Iyo\u00a0\u00a0 Ciidan\u00a0 SPU\u00a0 Oo\u00a0 Loogu\u00a0 Talo Galay Ilaalinta\u00a0 Haayadaha\u00a0 Caalamiga\u00a0 Ah\u00a0 Iyo\u00a0 Madaxda\u00a0 Qaranka\u00a0 Iyo\u00a0 Nabadgalyada Guud Ee\u00a0 Qaranka Waxaa\u00a0 Kaloo\u00a0 Ku\u00a0 Dhexjira\u00a0 Ciidan\u00a0 U\u00a0 Tobobaran\u00a0 Ka\u00a0 Hortaga\u00a0\u00a0 Rabshadaha\u00a0 Waana \u00a0Ciidanka\u00a0 Qaranka\u00a0 Somaliland Ku\u00a0 Dhaato \u00a0Ee\u00a0 La\u00a0\u00a0 Arki\u00a0 Jiray\u00a0 Waana\u00a0 Ciidan\u00a0\u00a0 Aad \u00a0U\u00a0 Tabo Tabaran\u00a0 Markaa\u00a0 Sacaadatul Wasiir\u00a0 Kusoo\u00a0 Dhawoow.\u201d<\/p>\n<p>Hadalka\u00a0 Taliyaha\u00a0 Kadib\u00a0 Waxaa Ciidanka\u00a0 Halkaasi\u00a0 Kala\u00a0 Hadlay\u00a0 Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha\u00a0 Somaliland\u00a0 Maxamed Kaahin Axmed\u00a0 Oo\u00a0 Hadalo\u00a0 Dhiiri\u00a0 Galin\u00a0 Iyo Dardaar U\u00a0 Badan\u00a0 Halkaasi Ka\u00a0\u00a0 Soo\u00a0 Jeediyey\u00a0 Waxaana\u00a0 Hadaladiisii\u00a0 Kamid Ahaa :-<\/p>\n<p>\u201cTaliyaha Ciidanka\u00a0 Boliska,\u00a0 Taliyaha Ciidanka\u00a0 SPU-Da\u00a0 Iyo RRU-Da , Saraakiisha,\u00a0 Saraakiil\u00a0 Xigeenka\u00a0 Iyo\u00a0 Dablayda Intaba\u00a0\u00a0 Iyo Aad\u00a0 Ayaan\u00a0 Idiin\u00a0 Salaamayaa .<\/p>\n<p>Ciidankan\u00a0 Inaan\u00a0 Soo\u00a0 Maro\u00a0 Oo\u00a0 Soo Kormeero Taliyahaanu\u00a0 Iska\u00a0 Aragnay\u00a0 Maadaama\u00a0 Aan\u00a0 Wasaarada Arrimaha Gudaha\u00a0 Ka\u00a0\u00a0 Tirsan Tihiin\u00a0 Waana\u00a0 Ciidan\u00a0 Aan\u00a0 Ognahay \u00a0Hawlaha\u00a0 Baaxada\u00a0 Leh\u00a0 Ee Ay\u00a0\u00a0 Qarankan U\u00a0 Hayaan ,\u00a0 Waxaan\u00a0 Idiin\u00a0 Sheegayaa\u00a0\u00a0 Dawladnimada\u00a0 Nimaadkeeda \u00a0Oo Dhami\u00a0 Waa\u00a0 Ilaalintiisa Nidaanka\u00a0 Waxaana\u00a0 \u00a0Inoo\u00a0 Qaabilsan\u00a0 Ciidanka\u00a0 Boliska,\u00a0\u00a0 Somaalidu\u00a0 Waxa Ay\u00a0 Ku\u00a0 Maahmaahdaa\u00a0 \u201cWaxa\u00a0 Umusha U Dana\u00a0 Ayaa\u00a0 Hooyadana\u00a0 U\u00a0 Dan Ah\u201d Haday\u00a0 Ummushu\u00a0 Gaajooto\u00a0 Ilmuhuna Wuu\u00a0 Gaajoonaysaa,\u00a0 Marka\u00a0 Imika \u00a0Nidaam\u00a0 Jiro , \u00a0Ayuu\u00a0 Qofkuna\u00a0 Qof\u00a0 Noqonayaa , \u00a0\u00a0Hadii \u00a0Kale\u00a0 Lama\u00a0 Kala\u00a0 Sareeyo\u00a0 Lamana\u00a0 Kala\u00a0\u00a0 Xoog\u00a0 Badna .<\/p>\n<p>Xayawaanka\u00a0 Duurjoogta Ah\u00a0 Sharcigeedu Waxa Weeyey\u00a0 In Midwaliga\u00a0 Ka Uu\u00a0 Ka\u00a0 Xooga\u00a0 Wayn Yahay\u00a0 Cuno\u00a0\u00a0\u00a0 Markaa\u00a0 Waxaynu\u00a0 U\u00a0 Baaha Nahay\u00a0\u00a0 Hawsheena \u00a0Boliska\u00a0 Inaynu\u00a0 Kordhigo\u00a0\u00a0 Dadka\u00a0 Nidaamkaynu\u00a0 Ku\u00a0 Hagaynaa Marna\u00a0 Danbigaynu\u00a0 Ka\u00a0 Qabanaynaa\u00a0 Marna\u00a0 Danbigaynu\u00a0 Ku\u00a0 Qabanaynaa\u201d<\/p>\n<p>Hawlahan\u00a0 Kor Meerka Ee\u00a0 Wasiirka\u00a0 Arrimaha Gudaha\u00a0 Ayaa\u00a0\u00a0 Kuwo\u00a0\u00a0 Bilow\u00a0 Isla Markaasina\u00a0\u00a0 Lagu\u00a0 Dar-Dar\u00a0 Galinayo\u00a0\u00a0 Laamaha\u00a0 Amaanka\u00a0 Iyo\u00a0 Amniga\u00a0 Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL\u00a0\u00a0 Mudane Maxamed Kaahin Axmed\u00a0 Ayaa\u00a0\u00a0 Saaka\u00a0 Kormeer\u00a0 Ku\u00a0\u00a0 Kala Bixiyey\u00a0\u00a0 Talisyada Ciidamada\u00a0 Boliska\u00a0 Ee Qaranka Somaliland Si Loo Dardar Galiyo\u00a0 Hawlaha\u00a0 Amaanka Xogogaal Uu\u00a0 Ugu\u00a0 Noqdo\u00a0 Baahiyaha\u00a0 Ciidanka. Wasiirka\u00a0 Oo\u00a0 Kormeerkiisan\u00a0 Uu Ku\u00a0\u00a0 Wehelinaayey\u00a0 Taliyaha\u00a0 Ciidamada\u00a0\u00a0 Boliska\u00a0 Sareeye Guuto\u00a0 Cabdillaahi\u00a0 Fadal Iimaan\u00a0\u00a0\u00a0 Ayaa\u00a0 Kormeer\u00a0 Xogogal U\u00a0 Noqosho Ah\u00a0 Ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40858,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/Maxamed-k.png?fit=633%2C436&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aCZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40857"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40860,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40857\/revisions\/40860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}