{"id":40852,"date":"2018-01-03T16:16:39","date_gmt":"2018-01-03T16:16:39","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40852"},"modified":"2018-01-03T16:16:39","modified_gmt":"2018-01-03T16:16:39","slug":"madaxwaynaha-somaliland-oo-soo-saaray-xeer-qeexaya-dhismaha-wasaaradaha-iyo-hayadaha-gaarka-ah-ee-xukuumadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/03\/madaxwaynaha-somaliland-oo-soo-saaray-xeer-qeexaya-dhismaha-wasaaradaha-iyo-hayadaha-gaarka-ah-ee-xukuumadda\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Somaliland Oo Soo Saaray Xeer Qeexaya Dhismaha Wasaaradaha Iyo Hay&#8217;adaha gaarka ah ee Xukuumadda"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Hargaysa(AN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xeer madaxweyne\u00a0ka soo saaray Xeer-Nidaamiyaha, Dhismaha Wasaaradaha Iyo Hay&#8217;adaha gaarka ah ee Xukuumadda, kaasoo qeexaya<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><b><u>War-saxaafadeed<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xeer madaxweyne oo summadiisu tahay <b><i>JSL\/XM\/XM\/249-11\/012018<\/i><\/b>\u00a0uu ka soo saaray Xeer-Nidaamiyaha, Dhismaha Wasaaradaha Iyo Hay&#8217;adaha gaarka ah ee Xukuumadda, kaasoo qeexaya<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">1. Wasaaradaha la isku-raray xilkoodii iyo waajibaadkooda shaqo,<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">2. Hay\u2019adaha madaxa-banaan ee wasaaradaha lagu daray oo ka mid noqonaya waaxo ka mida wasaaraddaha lagu daray,<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">3. Wasaaraddaha loo bedelay hay\u2019ad madax-banaan sida:- wasaaraddii hore ee Dib-u-dejinta oo loo bedelay hay\u2019ad madax-banaan oo la yidhaahdo hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">4. Hay\u2019adaha Madaxa banaan ee iyaga laftooda la isku daray iyo<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">5. Xilka iyo Waajibaadka shaqo ee wasaaradaha iyo hay\u2019adaha madaxa-banaani ay ku shaqaynayaan oo la qeexay.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Madaxweynuhu: <\/b><b>\u00a0\u00a0\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markaan Arkay;<\/b> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyada Somaliland;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markaan Arkay:<\/b><b> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 104 faqradiisa 1aad ee Xeerka Nidaamka \u00a0 Xukuumadda iyo Hay\u2019adaha Madaxa Bannaan Xeer Lr.71\/2015, oo dhigaya in dhismaha wasaaradaha, habka iyo hannaankooda xil-gudasho, uu Xeer Madaxweyne ku soo saarayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markaan Arkay;<\/b>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 18aad ee Xeer Lr.71\/2015 oo qeexaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo isticmaalaya awoodihiisa xeereed uu u qoondaynayo\u00a0 xukuumadda iyo laameheeda shaqooyinka;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markaan Ku Qancay;<\/b> \u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Muhiimada ay leedahay in xilalka laysu raaciyo hab la maamuli karo, si looga hortago habaca iyo kala daadsanaanta shaqada, iyo is-dul-fuulka xilalka iyo waajibaadyada haya\u2019daha xukuumadda, si waafaqsan Qodobka 18aad, farqadihiisa 2aad, 3aad iyo 4aad ee Xeer Lr.71\/2015;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markaan Go\u2019aansaday;<\/b><b> \u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In ay xukuumaddu yeelato wasaaradaha lagama maarmaanka u ah xil gudashadooda, iyada oo laga duulayo siyaasadda guud ee xukuumadda, si waafaqsan Qodobka 26aad ee Xeer Lr.71\/2015;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b>Waxaan Soo-saaray<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Xeer-nidaamiyaha Dhismaha Wasaaradaha iyo Hay\u2019adaha Xukuumadda ee Xeer Nidaamiye Lr. 01\/2018.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpFirst\"><b>ALLAA MAHAD LEH<\/b><\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoListParagraphCxSpLast\">\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Muuse Biixi Cabdi<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xeer madaxweyne\u00a0ka soo saaray Xeer-Nidaamiyaha, Dhismaha Wasaaradaha Iyo Hay&#8217;adaha gaarka ah ee Xukuumadda, kaasoo qeexaya War-saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xeer madaxweyne oo summadiisu tahay JSL\/XM\/XM\/249-11\/012018\u00a0uu ka soo saaray Xeer-Nidaamiyaha, Dhismaha Wasaaradaha Iyo Hay&#8217;adaha gaarka ah ee Xukuumadda, kaasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40853,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40852","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/madaweyne-muuse-b.png?fit=691%2C399&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aCU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40854,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40852\/revisions\/40854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40853"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}