{"id":40831,"date":"2018-01-02T15:11:04","date_gmt":"2018-01-02T15:11:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40831"},"modified":"2018-01-02T15:11:04","modified_gmt":"2018-01-02T15:11:04","slug":"israaiil-oo-amartay-in-dhulkeeda-ay-ka-baxaan-qaxootiga-afrikaanka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/02\/israaiil-oo-amartay-in-dhulkeeda-ay-ka-baxaan-qaxootiga-afrikaanka-ah\/","title":{"rendered":"Israa&#8217;iil oo amartay in dhulkeeda ay ka baxaan qaxootiga Afrikaanka ah"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Israa`iil ayaa muddo sagaashan cisho ah u qabatay kumannaan muhaajiriin Afrikaan ah in ay dhulkeeda isaga tagaan ama in ay wajihi doonaan xabsi.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"40832\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/02\/israaiil-oo-amartay-in-dhulkeeda-ay-ka-baxaan-qaxootiga-afrikaanka-ah\/ito\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ito.jpg?fit=660%2C371&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"660,371\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"ito\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ito.jpg?fit=660%2C371&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-40832 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ito.jpg?resize=660%2C371\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ito.jpg?w=660&amp;ssl=1 660w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ito.jpg?resize=300%2C169&amp;ssl=1 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><br \/>\nSida ay wararku sheegayaan, inta badan dadka ay arrintan saameysay waxay yihiin muhaajiriin loo diiday in magangelyo laga siiyo Israa&#8217;iil.<br \/>\nWaxay dadkaasi badankooda ka soo kala jeedaa dalalka Eritereya iyo Sudaan. Waxay qaxooti ku yihiin Israa&#8217;iil.<br \/>\nOgeysiis ay bixisay waaxda bulshada iyo socdaalka Israa&#8217;iil ayaa ku amraya muhaajiriinta in ay dalka ka baxaan ka hor intaan la gaarin dhammaadka bisha Maarso.<br \/>\nWuxuu qofkastoo qaxooti ah ee heli doonaa $3,500 oo dollar si ay dalkooda ugu laabtaan amaba ay u aadaan dalalka Rwanda ama Uganda.<br \/>\nAmarka Israa&#8217;iil eek a dhanka ah qaxootiga Afrikaanka ah ma saameynayo caruurta iyo dadka waaweyn, dhibanayaasha adoonsiga iyo kuwa la kulmay dhibaatada tahriibta.<\/p>\n<p>Dowladda Israa`iil ayaa sheegtay in dib u laabashada ay tahay mid iskaa ah oo waafaqsan hannaanka hab bani`aadannimada.<\/p>\n<p>Balse hay`adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga iyo kooxo kale oo xuquuqda dadka u dooda ayaa sheegay in qorshahan lagu muransan yahay uu wax u dhimayo shuruucda caalamiga ah iyo kan Israa`iil.<\/p>\n<p>Israa`iil ayaa muddo dheer la daalaa-dhaceysay wax ka qabashada tobannnaan kun oo ah Afrikaanka aan Yuhuudda ahayn oo dalkaasi galaya, iyagoo raadinaya magangelyo ama shaqo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Israa`iil ayaa muddo sagaashan cisho ah u qabatay kumannaan muhaajiriin Afrikaan ah in ay dhulkeeda isaga tagaan ama in ay wajihi doonaan xabsi. Sida ay wararku sheegayaan, inta badan dadka ay arrintan saameysay waxay yihiin muhaajiriin loo diiday in magangelyo laga siiyo Israa&#8217;iil. Waxay dadkaasi badankooda ka soo kala jeedaa dalalka Eritereya iyo Sudaan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40832,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40831","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/ito.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aCz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40831","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40831"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40831\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40833,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40831\/revisions\/40833"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40832"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40831"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40831"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40831"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}