{"id":40819,"date":"2018-01-01T17:31:49","date_gmt":"2018-01-01T17:31:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40819"},"modified":"2018-01-01T17:31:49","modified_gmt":"2018-01-01T17:31:49","slug":"hargaysaboqolaal-dhalinyaro-shaqo-doon-ah-oo-imtixaan-u-galay-21-shaqo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/01\/01\/hargaysaboqolaal-dhalinyaro-shaqo-doon-ah-oo-imtixaan-u-galay-21-shaqo\/","title":{"rendered":"Hargaysa:Boqolaal Dhalinyaro Shaqo doon ah oo Imtixaan u galay 21 shaqo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Hay\u2019adda Shaqaalaha oo Imtixaan ka qaaday Boqolaal Dhalinyaro ah oo codsaday 21 Shaqo oo ka bannaan Hay\u2019adda..<\/strong><\/p>\n<div id=\"attachment_143520\" class=\"wp-caption aligncenter\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-large wp-image-143520\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/Sharmarke-Axmed-Muxumed-iyo-Muwaadiyiinta-Shaqooyinkii-banaana-u-tartamay.jpg?resize=500%2C333\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/Sharmarke-Axmed-Muxumed-iyo-Muwaadiyiinta-Shaqooyinkii-banaana-u-tartamay.jpg?resize=500%2C333 500w, https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/Sharmarke-Axmed-Muxumed-iyo-Muwaadiyiinta-Shaqooyinkii-banaana-u-tartamay.jpg?resize=90%2C60 90w, https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/Sharmarke-Axmed-Muxumed-iyo-Muwaadiyiinta-Shaqooyinkii-banaana-u-tartamay.jpg?resize=300%2C200 300w, https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/Sharmarke-Axmed-Muxumed-iyo-Muwaadiyiinta-Shaqooyinkii-banaana-u-tartamay.jpg?resize=768%2C512 768w, https:\/\/i2.wp.com\/www.gobanimonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/Sharmarke-Axmed-Muxumed-iyo-Muwaadiyiinta-Shaqooyinkii-banaana-u-tartamay.jpg?w=960 960w\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"333\" \/><\/p>\n<p class=\"wp-caption-text\">Dhalinyaro Shaqo doon ah oo Imtixaan u fadhiistay<\/p>\n<\/div>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">Hargeysa(GNA)-Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland ayaa muwaadiniin tiradoodu aad u badan tahay oo shaqo doon ah, Imtixaan ay ku kala saarayso ka qaaday si ay u buuxiyaan 21 shaqo oo ka banaan Hay\u2019adda shaqaalaha Dawladda. isla markaana sheegtay in dadkii Imtixaankaasi u soo dhamaaday laga qaaday ay Natiijadooda ay deg deg u soo bandhigi doonaan.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle, ayaa qoraal uu kaga warbixiyey Muwaadiyiinta ay Hay\u2019adda Shaqaalaha ee dawladdu Imtixaanka ay Hargeysa ku qabteen uga qaaday dadka tiradda badan ee 21 shaqo oo ka banaan inay buuxiyaan Hay\u2019adda shaqaalaha Dawladda oo Qoraal uu kaga hadlay waxa uu soo dhigay Barkulankiisa uu Facebook-ga ku leeyahay, waxaanu tafaasiil dheeri ah kaga bixiyey qaabka uu Imixaankan dadka shaqo doonka ah laga qaaday u dhacay iyo Natiijaddana ay Baahin doonaan oo soo bandhigi doonaan.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle waxa uu qoraalkiisa dadka shaqo doonka ah ay ka qaadeen kaga hadlay u dhigna sidan,<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">Imtixaankankii iyo xog qabadkii hay\u2019adda shaqaalaha dawladdu ka lahayd ujeedo ka fog helida 21 guulayste oo si wanaagsan u soo dhamaaday<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">-Illaahay fadligii waxa si wanaagsan u soo dhamaaday imtixaankii loo galay tartanka shaqaalaha naga caawin tirinta iyo tayyeynta shaqaalaha dawladda<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">\u2013 Ka sakow tirada guulaysan doonta waxaa hay\u2019adda shaqaalaha dawladda maanta wixii ka dambeeya u suuro-gashay helida tiro ku filan in lagu bilaabo barnaamijka \u201ckaydka shaqo-doonka\u201d kaasi oo shaqo-doonkana u fududayn doonta in aanu kolba shaqo soo xaraysan halka hay\u2019addana ay u sahli doonto imtixaamo xirfad gaar ah uun ku kooban \u201cTailored Examinations\u201d<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">-Walaw maaraynta tirada tartamayaashu hawl badnayd maadama aanu u xidhnayn xirfad ama kuliyad gaar ah taasi oo ay keentay in shaqadani aanay ahayn mid aqoon gaar ah u baahnayd oo ay keliya qabanayaan enumeration haddana si wanaagsan ayaa loo maareeyey iyaguna isku maamuleen<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">-Waxa sido kale shaqo-codsadayaashii maanta ay heleen fursad ay isku tijaabiyeen si meelaha ay arkaan in ay ku hooseeyan kor isaga soo qaadaan<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">-Alle ka sakow waxaan u mahadcelinayaa cid walba oo si uun gacan uga gaysayay hawshan waxaanan bogaadinayaa shaqo doonkii maanta sida rejada,aqoonta iyo dedaalku ka muuqday imtixaanka u gelay.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">Degdeg ayaan natiijada u soo saari doonnaa Insha Alla<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormal\">Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Shaqaalaha oo Imtixaan ka qaaday Boqolaal Dhalinyaro ah oo codsaday 21 Shaqo oo ka bannaan Hay\u2019adda.. Dhalinyaro Shaqo doon ah oo Imtixaan u fadhiistay Hargeysa(GNA)-Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland ayaa muwaadiniin tiradoodu aad u badan tahay oo shaqo doon ah, Imtixaan ay ku kala saarayso ka qaaday si ay u buuxiyaan 21 shaqo oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40820,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40819","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/Sharmarke-Axmed-Muxumed.jpg?fit=500%2C333&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aCn","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40819","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40819"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40822,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40819\/revisions\/40822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40820"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}