{"id":40796,"date":"2017-12-30T15:59:51","date_gmt":"2017-12-30T15:59:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=40796"},"modified":"2017-12-30T17:05:30","modified_gmt":"2017-12-30T17:05:30","slug":"madaxweynaha-nayjeeriya-muhammadu-buhari-ayaa-dad-dhintay-u-magacaabay-xilal-guddiyo-iyo-wakaalado-dawladda-hoos-yimaada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2017\/12\/30\/madaxweynaha-nayjeeriya-muhammadu-buhari-ayaa-dad-dhintay-u-magacaabay-xilal-guddiyo-iyo-wakaalado-dawladda-hoos-yimaada\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Nayjeeriya Muhammadu Buhari ayaa dad dhintay u magacaabay xilal guddiyo iyo wakaalado dawladda hoos yimaada."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Nayjeeriya Muhammadu Buhari ayaa dad dhintay u magacaabay xilal guddiyo iyo wakaalado dawladda hoos yimaada.<br \/>\nMagacaabidda dhowr qof uu u magacaabay madaxweynaha hay&#8217;ado dawli ah ayey dad badani u arkeen khalad si nacasimo ah uga dhacay xukuumadda Nayjeeriya.<br \/>\nFrancis Okpozo oo hore Senetor u ahaa, dhintayna Disembar 2016, ayuu magaciisa ka soo muuqday liiska in ka badan 1,400 oo qof oo xukuumaddu xilal u magacwday.<br \/>\nXilka loo magacaabay ayaa ah inuu hogaamiyo golaha saxaafadda Nayjeeriya.<br \/>\nKu xigeenkii hore ee taliyaha booliska iyo baadari, kuwaasoo labadaba dhintay horraantii sannadkan, ayaa iyagana xilal loo magacaabay.<br \/>\nDad badan oo reer Nayjeeriya ah ayaa aad ula yaabay in magacyada dad dhintay lagu arko liiska dadka ay xukuumaddu xilalka u magacawday.<br \/>\nLaakin afhayeen u hadlay madaxweyne Buhari ayaa BBC u sheegay in liiska la diyaariyey laba sano ka hor, sida muuqatana aan dib u eegis lagu samayn ka hor intii aan la shaacin Jimcihii.<br \/>\nWuxuu sheegay in mowtada liiska ku jirta la beddeli doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Nayjeeriya Muhammadu Buhari ayaa dad dhintay u magacaabay xilal guddiyo iyo wakaalado dawladda hoos yimaada. Magacaabidda dhowr qof uu u magacaabay madaxweynaha hay&#8217;ado dawli ah ayey dad badani u arkeen khalad si nacasimo ah uga dhacay xukuumadda Nayjeeriya. Francis Okpozo oo hore Senetor u ahaa, dhintayna Disembar 2016, ayuu magaciisa ka soo muuqday liiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":40797,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-40796","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/buhari_getty.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aC0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=40796"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":40799,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/40796\/revisions\/40799"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40797"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=40796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=40796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=40796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}